Archive for the ‘warka’ Category

Somalia : AU, UN and IGAD Issue Joint Warning Letter to the Parties in Somalia

mahiga abdiwali

1 May 2012 - We have now entered a critical juncture of the transitional period of the peace process in Somalia. As we move closer to key benchmarks, such as the convening of the Constituent Assembly, adoption of a new Federal provisional Constitution, selection of a new Parliament, we remain greatly concerned that the Roadmap

War deg deg ah:- Qaraxka dhacay Dhuusamareeb Xildhibaan Seeraar iyo Xildhibaan Maxamed Aw Maxamuud oo dhintey

Warar ka iminka naga soo gaaraya Dhuusa mareeb ayaa no xaqiijiyey inay ku dhinteen Alla ha u naxariistee Xildhibaan Yusuf Mire Maxamuud Seeraar yo Xildhibaan cCabdiwali Shiikh Maxamed owmohamuud iyo 5 qof oo rayid ah, waxaa iyana dhawac ah

Breaking news: Ururka Midowga Afrika, Qarammada Midoobay iyo IGAD oo u digay cid walba oo kasoo horjeeda dhameystirka Roadmap-ka

Ururka Midowga Afrika, Qarammada Midoobay iyo IGAD oo u digay cid walba oo kasoo horjeeda dhameystirka Roadmap-ka Talaado, May 1/2012.

Dhagayso…Maanta oo ah Talaado 1 May 2012 iyo Barnaamijyada Radio Gaalkacyo idiin hayo

Dhagayso barmaamijkii duhurnimo ee Radio Gaalkacyo maantoo Talaado sh 1/5/2013, waxaan idionku heynaa warar xiiso leh ee dhagaysi wacan……

Dawlada Puntland oo Hambal ku aadan 1-da May u dirtay Ururada Shaqaalaha ee Puntland iyo Soomaaliyaba.

Gaalkacyo(puntlandi.com):- Dawlada Puntland ayaa Hambal ku aadan 1-da May u dirtay Ururada Shaqaalaha ee Puntland iyo Soomaaliyaba.

Cudurada Jadeecada iyo Busbuska oo ka dilaacay Kaamamka Barakacayaasha ee Dulkeedka Garowe.

Garowe(puntlandi.com):- Cudurada Jadeecada iyo Busbuska ayaa ka dilaacay Kaamamka Barakacayaasha ee ku yaala Dulkeedka Garowe ee Caasimada Puntland.

Daawo Wasiirka Qoyska iyo Haweenka PL oo soo dhaweyn loogu sameeyey Dalka Maraykanka

Caasho

Minniapolis(Pi) Wasiirada Qoyska iyo Haweenka Puntland Marwo Caasho Geele Diiriye oo maalmahaan booqasho kooban ku joogtey Waqooyiga Amerika ayaa xaflad heer sare ah oo soo dhaweyn ah ay u sameeyeen Jaaliyada Puntland ee Minniapolis wadanka Maraykanka, Xaflada ayaa ujeedadeedu ahayd ina

Ing. Yariisow “Qas wadayaasha waxaa laga qaadayaa talaabo cad” War saxaafadeed

yariisow

Muqdisho, 01 May 2012: La Taliyaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Af-Hayeenka Dowladda ayaa maanta si kulul uga jawaabay hadalo ka soo yeeray Kooxo uu ku tilmaamay Qaswadayaal (Spoilers) oo maalmahan bulshada Muqdishu isku dayayey inay ku kiciyaan hab beel iyagoo si khalad ah u fasirayey Qabyo Qoraalka Dastuurka.

Shaqaalaha Aduunka oo intooda badan maanta aan shaqaynayn xuska Maalinta Shaqaalaha awgeed.

Garowe(puntlandi.com):- Shaqaalaha Aduunka ayaan maanta u soo shaqa tagin xafiisyadooda ka qayb qaadashada xuska maalinta shaqaalaha aduunka awgiis.

Hishiiskii Britishka iyo Soomaalidii waqooyiga daganaa dhexmaray sanadkii 1884 kii oo Orginal ah, Maxaase sabab u ahaa midowgii Soomaali 1960kii

Mogadisho18

Sida aan og nahay Soomaaliya waxaa guumaaysan jirey Ingiriiska iyo Talyaaniga marka laga reebo Jabuuti,Ingiriisku markuu waqooyi yimid wuxuu heshiisyo la galay Qabaa’iladii degaanka isagoo gooni gooni ukala qaybshay, reer walbana heshiis gooni ah ayuu la galay,lakiin hal reer ayaa heshiiskas uusan la galin Ingiriisku

Prime Minister Abdiweli’s Achievement as Perceived by Somalis and the International Community

By Said H. Ulusow April 30, 2012

Warsaxaafadeed: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maanta soo kormeeray goobtii la dajin lahaa Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed.

Muqdisho(puntlandi.com):- Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federalka Soomaaliya, Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa maanta kormeer ku tagay goobtii la dajin lahaa Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed.

Shirka Iskaashiga degmooyinka oo ku soo gabagaboobay degmada Carmo.

Carmo(puntlandi.com):- Degmada Carmo ee gobolka Bari ayaa waxaa maanta ku soo afmeermay kulan mudo 3 bari ah socday oo ay wada lahaayeen Maamulada degmooyinka Carmo, Ufayn iyo Waaciye oo aad loogu falanqeeyay Iskaashiga degmooyinkan.

Ogaysiis ku socda Jaaliyada Puntland ee UK

Several Children wounded by gunfire in Bosaso

Bosaso(Puntlandi)— According to Bosaso Police, Eight children sustained injuries in Bosaso, the financial hub of Puntland on Monday after gunman at rehabilitation centre opened fire on them , Puntlandi reports.

Dhagayso Barnaamijka Faaqidaada Radowga ee Radio Gaalkacyo “Garaad Cabdulahi Cali Ciid oo ka hadlay ergada aadeysa Muqdisho

RADIO GALKAYO2

Kusoo dhowaada Radio Gaalkacyo iyo barnaamijyadiisa kii duhurnimo ee maanta oo isniin 30 abril 2012 ka ah, Waxaa iska caawiyey soo gudbinta Barnaamijka Radio Gaalkacyo iyo Puntlandi.com

Gudoomiyaha Gobolka Mudug iyo Isimo u safraya bari subax magaalada Balibusle ee Degmada Jariiban

islaan bashiir iyo tigey

Galkacyo(Pi) Wafti balaaran oo ay horkacayaan Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Maxamed Yusuf Jaamac Tigey iyo Islaan Bashiir Islaan Cabdille ayaa bari subax u safri doona Magaalada Balibusle si ay usoo dhagax dhigaan Dugsi sare oo Magaalada laga hirgalinayo

Faahfaahin Ardey lagu dhawacay Magaalada Bosaso Skool ku yaal

Bosaso(Pi) Xarunta tarbiyada Al-badriya ee lagu xanaaneeyo cauurta ayaa saaka ilaalada xaruntu ay rasaas ood uga qaadeen Caruur isku dayey iney ka baxsadaan Xarunta, 8 ka mid ah ayaa dhaawacyo sahlan soo gaareen.

Culima’udiinka Ahlu-sunna oo ka hortimid dhismaha maamul goboleed laga sameeyo gobollada dhexe ee Somaliya.

Dhuusamareeb(puntlandi.com):- Culimaa’udiinka Ahlu-sunna ayaa ka horyimid qorshe cusub oo siyaasiyiin, qurbajoog iyo xildhibaano ka tirsan Dawlada Faderaalkka Soomaaliya ay ku damacsanaayeen in ay gobollada dhex ee dalka soomaaliya ugu hirgaliyaan maamul gobolleed cusub oo ka mid noqda maamulada ka jira wadanka Soomaaliya.

Maqaal: Qaabeeyaha Dawladinimada Puntland

Photo-News: Daawo muuqaalada qurxoon ee wadanka iyo dhacdooyinka xiisa badan.

Warbaahinta Puntlandi.com waxay akhritayaasheeda sharafta mudan u soo gudbinaysaa Muuqaalada qurxoon ee wadanka iyo dhacdooyinka ay xiisaynayaan.

Wasaarada Duulista Hawada iyo garoomada Puntland oo faahfaahisay qaabkii u u dhacay Shilkii diyaarada ee Gaalkacyo.

Gaalkacyo(puntlandi.com):- Wasaarada duulista hawada iyo garoomada Puntland ayaa faahfaahin ka bixisay qaabkii uu u dhacay shilkii diyaarada ee shalay ka dhacay garoonka diyaaraaha Gaalkacyo ee C/laahi Yuusuf International Air-port.

Somalia: Puntland Government Sends Condolences, Investigates Killing of PMPF Trainer

Wariye Cawke C/laahi Cali oo xoriyadiisii dib loogu soo ceshay.

Boosaaso(puntlandi.com):- Agaasimaha Idaacadda Codka Nabada ee magaalada Boosaaso Cawke C/laahi Cali ayaa xoriyadiisii dib loogu soo ceshay kadib markii uu in muda ah ku xirnaa magaalada Boosaaso ee gobolka Bari.

Xubno ka socda Wasaaradaha qorshaynta Dawlada Faderaalka, Puntland iyo Soomaliland oo tababarka tirakoobka dadka Kampala ugu soo dhamaaday.

Kampala(puntlandi.com):- Magaalada Kampala ee caasimada Uganda aya tababar ku saabsan tirakoobka dadka wuxuu ugu soo dhamaaday Mas’uuliyiin ka socda Wasaaradaha qorshaynta ee Dawlada Faderaalka, Puntland iyo Soomaliland.

Heesta iyo Wareysiga aan idiinsoo xuley Weekend-kaan— Saado Cali maxay ka tiri Puntland iyo heesteedii “Xaalmarin/ Balo xijaab”

Waraysigaan iyo Heestaan waxaan idinka soo qabaney Radio Garowe, Fanaanada Soomaaliyeed saado Cali Warsame Waxay tiri “Soomaalidu dadkii wanaagsan bay caayaan, Puntland xaalbay mutaysatey in la siiyo, allow balaayo ka xijaab”, Saado Cali waxa kaloo tiri “Anigoo u jawabaya

Fanaanada Caanka ah Saado Cali oo si kulul uga xumaatay aflagaadada loo geystey Boqor Cabdullaahi Axmed

Saado

Fanaanada caanka ah Saado cali Warsame ayaa ka xumaatay canjarafaynta Boqor Cabdullahi Axmed iyo aflagadada loo gaystey boqorka, Saado cali waxay tiri waa in raali galin deg deg ah ay ka bixiyaan dadkii hadaladas kasoo yeereen, waxay kaloo ku baaqdey iney beesha Boqorku jawaab ka bixiyaan arintaan.

Dawlada hoose ee Garowe oo wada qorshayaal ku salaysan horumarinta magaalada iyo furida wadooyinka.

Garowe(puntlandi.com):- Iyadoo xilliyadan dambe uu magaalada Garowe ka socday Olole ay dawlada hoose ku dardargalinayso Nadaafada, bilicda magaalada, furidda wadooyinka xaafadaha magaalada isaga kala goosha iyo horumarinta guud ee caasimada ayaa maanta la baneeyay goobo hor leh oo ka tirsan xerada Inji ee bartamaha magaalada.

Maxkamadda Ciidamada qalabka sidda oo xukuntay Askar ka tirsan Ciidanka daraawiishta Puntland.

Garowe(puntlandi.com):- Maxkamadda Ciidamada qalabka sidda ee gobolka Nugaal ayaa xukuntay Askar ka tirsan Ciidanka daraawiishta Puntland.