<

Archive for the ‘warka’ Category

PRESS RELEASE : Puntland President Flies to India After Meetings with Ethiopia Deputy PM in Addis Ababa.

WAR SAXAAFADEED: Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Rai’sul Wasaare-xigeenka Ethiopia, ka dibna u dhoofay India

Kooxda gurmadka Duumada Wasaarada Caafimaadka Puntland oo Dawooyin ka bixinaya Tulooyin ka tirsan gobollada Mudug iyo Nugaal.

Gaalkacyo(puntlandi.com):- Dhawaantan waxaa deegaano badan oo ka tirsan gobollada Mudug iyo Nugaal kormeer shaqo ku marayay Koox-da gurmadka Malaariyada ee Wasarada Caafimaadka Puntland.

Madex-dhaqameedka Galmudug oo soo dhaweeyay hamiga Gen, Qaybdiid ee Maamulka Galmudug.

Gaalkacyo(puntlandi.com):- Madex-dhaqameedka Maamulka Galmudug ayaa soo dhaweeyay hanqaltaaga uu Gen Cabdi Cawaale Qaybdiid ku doonayo hoganka Galmudug.

Madaxda Ethiopia iyo Madaxda Puntland oo kawada hadlaaya xiriir ganacsi labada dhinac

Adis ababa(Pi) Wafti uu horkacaayo Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr:C/raxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa casumaad rasmi ah oo uu ka helay dawlada dhexe ee dalka Etoobiya ku jooga Magaalada Adis Ababa ee dalka Etoobiya, Madaxweyne Faroole oo isugu jiro Wasiiro,Xildhibaano

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo soo kormeeray maanta halka uu shirka uga soconayo Odoyaasha Dhaqanka,Codsina u jeediyay.

Muqdisho, May, 05, 2012—- Ra’iisul Wasaaraha dowladda Soomaaliya, Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa maanta booqday goobta uu shirka uga soconayo Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed, kuwaa oo looga fadhiyo iney soo xulaan gudigii ansixin lahaa Dastuurka dalka iyo Barlamaanka uu yeelan doono Soomaaliya.

Radio Mogadishu distorts Prime minister’s interview on Puntland’s recent decision on Draft Constitution

Muqdisho(Puntlandi)—-Radio Mogadishu, the mouth piece of transitional Somali government have recently misinterpreted an interview in which Somali Prime minister Abdiwali Mohamed Ali (Gaas) gave radio Mogadishu , Puntlandi reports

Radio Muqdisho oo si been abuur ah u baahiyay Hadalkii Raysal wasaaruhu uga hadlayay Mowqifka Puntland ee Dastuurka

Idaacada Radio Muqdisho oo sheegta in ay ku hadasho afka Qaranka Soomaaliyeed lakiin xaqiiqdu ay tahay Idaaco u adeegta hal reer ayna ka hawl galaan shaqaale hal reer ah ayaa maanta baahisay warar aan sal iyo raad lahayn oo ay sheegeen inuu Raysal wasaare Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas yiri.

Dhagayso:- Safiirka Soomaaliya ee Qaramada Midoobey Xafiiskooda Geneva Yusuf Baribari oo ka waramaya safarkiisa Muqdisho

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Xaruntooda Geneva Yuusuf Maxamed Ismaaciil oo ay weheliya Wafti ka socda Qaramada Midoobay ayaa khamiistii 10-05-2012 ka dagay Magaalada Muqdisho, Mudane Baribiri ayaa barnaamijkan kaga warramayaa ujeedada safarkooda Muqdisho, howsha xafiika uu madaxda ka yahay u qabto Soomaaliya iyo arrimo kale,

War de deg ah— Shaqaalihii Xafiiska Raysal wasaaraha ee loo xirey Qarixii Tiyaatarka oo lasii daayey

Muqdisho(Pi) Waxaa maalmahaan ka socdey Xafiiska Raysal wasaare Gaas olole loogu jirey sidii loo sii deyn lahaa Dhamaan shaqaalihii ka tirsanaa Xafiiska ee xabsiga loo taxaabay, waxaana maanta lagu guuleeystey siidayntooda ka dib markey cadaatey ineysan wax luga ku lahayn qaraxaas amaba aysan dayicin shsqadooda.

Akhriso:- Qodobada Dowlada Puntland soo jeedisey in waxlaga badalo iyo Qoraalkii ay gudbiyeen

Sida ku cad lifaaqyadaan Dowlada Puntland waxay ka biya diidey dhowr qodob oo kamid ah Dastuurka Qabya qoraalka kuwasoo aan waafaqsanayn qodobadii lagu heshiiyey i lagusoo dhiso Dowlada Feedaraal ah, Qodobadaan

Dadweynaha Gaalkacyo oo Cabashooyin ka muujiyay Nadaafada Magaalada.

Gaalkacyo(puntlandi.com):- Qaybaha bulshada ee magaalada Gaalkacyo ayaa Cabashooyin ka muujiyay Nadaafada Magaalada kadib biyo dhigii roobabkii isxig-xigay ee sida weyn uga da’ay gudaha magaalada iyo daafaheeda.

Ciidamada Ammaanka Boosaaso oo dad badan ku soo qabtay hawgaladoodii ugu dambeeyay.

Boosaaso(puntlandi.com):- Ciidamada Ammaanka magaalada Boosaaso ayaa dad badan ku soo qab qabtay hawgalo joogta ah oo ay xilliyadii ugu dambeeyay ka samaynayeen magaalada Boosaaso ee gobolka Bari.

Wasiir ku Xigeenka Arimaha Gudaha Dowlada Feedaraalka Soomaaliya oo Zambia u yimid xalinta khilaafka Safaarada

Luzaka(Pi) Wasiirku Xigeenka Arimaha Dibada Dowlada Feedaraalka Soomaaliya Cabdinuur Shiikh Ibrahim ayaa soo gaaray Dalka Zambia si uu u xaliyo khilaafaadka ka dhex aloosan Safaarada Soomaaliya ee Zambia taasoo aakhirkii keentey in ay Ciidanka Booliska Zambia ay albaabada isugu laabaan safaarada

Dhagayso+sawiro- Dowlada Puntland waxay maanta soo saartay Warsaxaafadeed ku aadan Mowqifka Dowlada Puntland ee Dastuurka Somalia, waxaa akhrinaya Mudane Gaashaan

Garowe(Pi) Dhagayso Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada ee Maamul wanaaga Puntland Wasiiru Dowlaha Maamul wanaaga Puntlan Mudane Faarax Ciise Gaashaan oo akhrinaya Warsaxaafadeed maanta kasoo baxay Dowlada Puntland, Warsaxaafadeedka ayaa ku saabsan Mowqifka ay Dowlada Puntland ka taagan tahay Dastuurka qabyo qoraalka Soomaaliya.

Warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Puntland oo ku saabsan Mowqifka Puntland ee Dastuurka Soomaaliya

Garowe(Pi)- Jamce-11 may-2012 — Dowlada Puntland waxay heshay Tastuurka Qabyo Qoraalka Soomaaliya 30 april 2012, ka dib waxay u saartey Gudi ka kooban Lix xubnood oo ka tirsan Golaha Wasirada iyo Xildhibaanada Dowlada Puntland si ay u eegaan qodobada Dastuurka ka dibna ay wixii talo ah ula soo noqdaan Dowlada Puntland

Puntland Government Response to Draft Federal Constitution of Somalia

Xukuumadda oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixatay hay’adda Xuquuqul Insaanka ee QM.(Sawiro)

Muqdisho, May 11,2012—Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kulan la qaatay Saraakiil ka tirsan Qaramada Midoobey, Iyadoona kulanka looga hadlayay heshiis is-afgarad (MOU) oo ay kala saxiixdeen dowladda Soomaaliya iyo hay’adda u qaabilsan Qaramada Midoobey Xuquuqul Insaanka

Madaxweyne Shariif oo Washington u duulay maanta

Muqdisho(Puntlandi.com) Madaxweynaha Dowlada KMG ah Shariif Sheikh Axmed iyo wafti uu hogaaminayo ayaa goor dhaweynd ka duulay Garoonka Diyaaradha ee Aaden Cade Magaalada Muqdisho isagoo kusii jeeda Dalka Maraykanka balse cagta sii marinaya wadamo dhowra oo Afrikaan ah.

Wasiirka Amniga Puntland oo si kulul uga hadlay dilkii labada qof ee Boosaaso, sidoo kalana shegay in ay gacanta ku dhigeen shaqsiyaad ka tirsan Al-shabaab.

Boosaaso(puntlandi.com):- Wasiirka Amniga Puntland Khaliif Ciise Mudan ayaa si kulul uga hadlay dilkii gabal gaabkii shalay ka dhacay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari.

(Sawirro) Kulankii sadex biloodlaha ahaa ee machadka Dr. Axmed oo Garowe ka dhacay.

Garowe(puntlandi.com):- Xarunta Machadka Dr. Axmed ee horumarinta bulshada ee magaalada Garowe ayaa waxaa lagu qabtay Kulan sadex biloodla ah oo sadexdii biloodba uu machadku u qaban doono ardayda qaybaheeda kala duwan machadka wax ka baranaysa.

Marxuum, Abdi Hassan Jimcaale, Ma Mutueysan doonaa Astaan lagu xasuusto‏

Dr. Cabdi Xasan Jimcaale Illahay Janadii ha ka waraabiyo, Puntland ma hilmaami doontaa mise wuxuu noqonayaa nin Maskaxdeena aan ka bixin, sidee u xafidnaa xasuustii iyo hamigiisii, Fikradaan uu Sakariye Isticmaar soo gudbiyey waa muhiim, u baahan in la hirgaliyo……

Faahfaahin Safarka Madaxweyne Faroole uu ku aday maanta Dalka Itoobiya

Garowe(Puntlandi.com) Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Faroole iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka u kicitimay Dalka Itoobiya, Safarka Madaxweynaha ayaa ku salaysnaa Casumaad rasmi ah oo uu ka helay Dowlada Itoobiya.

War de deg ah— Madaweyne Faroole oo Adis ababa u duulay

Garowe(Pi) Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr Cabdiraxmaan Sh. MM. Faroole iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka ka duulay Gagida Diyaaradaha ee Garowe isagoo kusii jeeda Dalka Itoobiya.

(Sawiro) Tartan kubad Cagta iyo Xaflad loo qabtay dhalinyarada cuslaatay ee Xaafada southall London-UK

London(Pi)Horaantii bishan waxaa lagu qabtayn Xaafada Southall ee galbeedka London tartan ay ka soo qayb galeen 4 kooxood oo Soomaali ah kalana haa Southall, Wembley,North london iyo Koox ka timid Dalka Finland, waxa isku soo dubaridey ciyaarahaa gudiga qabanqaabada ee bahda isboortiga

Gunmen killed two in Bosaso

Bosaso (Puntlandi)—Unidentified armed men have shot dead two persons in Bosaso on Thursday evening , Puntlandi reports.

War deg-deg ah: Dad rayid ah oo goor dhawayd Boosaaso lagu dilay.

Kooxo hubaysan ayaa goor dhawayd Magaalada Boosaaso ku dilay laba nin oo rayid ah oo ku sugnaa xaafada laanta Hawada ee magaalada.

Suldaan Yuusuf Axmed Saalax oo goor dhaw lagu caano shubay deegaanka Timirshe ee gobolka Bari.

Boosaaso(puntlandi.com):- Deegaanka Timirshe ee gobolka Bari waxaa goor dhawayd lagu caleemo saaray Suldaan Yuusuf Axmed Saalax oo ku soo biiray Salaadiinta ee gobolka Bari.

Kulankii Qoreyaasha Soomaaliyeed oo maanta ka furmay Helsinki, Finland.

Helsink(Pi) Kulankii Qoreyaasha Soomaaliyeed oo sanadkiiba mar lagu qaban jiray magaaladsa Helsinki, ee dalka Finland waxaa ugu horreyn hadallo soo dhaweyn & ammaan ka jeediyay xoghayaha guud wasaaradda waxbarashada & dhaqanka ee dalka Finland Jarmo Linden.