latest news-Breaking Somali and International News-Headlines

  • Home
  • About
  • Contact

Puntland Election 2019

(VIDEO) Daawo Qudbadii musharax madaxweyne Jebiye

January 7, 2019 GR 0

Toos u Daawo Khudbaha ay Musharixiinta ka horjeedinayaan Baarlamaanka

January 7, 2019 admin 0

Daawo Khubadii Musharax Cali Xaaji Warsame iyo Musharax Cali Cabdi Awaare

January 7, 2019 admin 0

(PHOTOS NEWS: Sawirrada qaar kamida ah murashIxiinta Puntland ee hoolka soo xaadiray

January 7, 2019 GR 0

(SAWIRRO) Dallada PUNSAA oo soo gaba gabaysay wacyi gelin ku saabsan dastuurka Soomaaliya

January 7, 2019 GR 0

Dallada bulshada rayidka ah ee Puntland (PUNSAA), oo kaashanaysay ururka horumarinta dumarka ee IIDA, ayaa ayaa maanta soo gabagabaysay kulan ku saabsanaa wacyi gelinta iyo […]

DEG-DEG: Guddiga doorashada Puntland oo shaaciyay murashixiinta buuxiyay sharuudaha doorashada

January 6, 2019 GR 0

Guddiga doorashada madaxweynaya iyo madaxweyne ku xigeenka Puntlnd, ayaa caawo shaaciyay murashixiinta buuxiyay sharuudaha doorashada. Halkaan ka akhriso magacyada murashixinta. Siciid Cabdulaahi Deni Cali Cabdi […]

Wafdi ka socda urur goboleedka IGAD oo soo gaaray magaalada Garowe

January 6, 2019 GR 0

Wafdi ka socda urur gobolleedka IGAD oo Garoowe soo gaaray ayaa kulamo gaar gaar ah la qaadanaya musharrixiinta u tartamaya xilka madaxweynaha Puntland. Wafdigaan ayaa […]

Wafdi Villa Soomaaliya ka socday oo quus gooyay safar ay maanta ku imaan lahaayeen Garowe

January 6, 2019 GR 0

Wafdigii Villa Soomaaliya ka socday ee uu hogaaminayay wasiirka arrimaha dibada, ayaa ugu damben ku qasbanaaday safar ay qorshaynayeen inay ku yimaadaan Garowe, xilli ay […]

Murashixiinta madaxtinimada Puntland oo qaarkood gudbiyay lacagihii guddigu doorashada kusoo rogay

January 6, 2019 GR 0

Qaar badan oo kamid ah murashixiinta madaxtinimada Puntland, ayaa maanta illaa iyo xalay gudbiyay lacagta lagusoo rogay, taasoo qeyb ka ah sharuudaha doorashada madaxtooyada. Lacagtaan […]

DEGDEG:= Dowladda Puntland oo amar duldhigtay xubno ka socda Villa Somaliya oo Garowe kusoo wajahnaa

January 6, 2019 GR 0

Dowladda Puntland ayaa hay’adaheeda amniga ku wargelisay inay celiyaan saraakiishaka socda Villa Soomaaliya ee Garoowe, kuwaas oo maanta qorshaynaya inay usoo safraan magaalada Garowe. Go’aankan mamnuucista […]

(VIDEO) Saraakiil ciidan oo baaq udiray barlamaanka cusub ee dowladda Puntland

January 6, 2019 GR 0

Daawo sharuudihii la hordhigay murashixiinta madaxtinimada Puntland iyo murashixiinta uu sida gaarka ah u saameynayo.

January 5, 2019 GR 0

Sharuudaha madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland iyo habraaca guud ee doorashada

January 5, 2019 GR 0

Shuruudaha Doorashadda Puntland 2019. Musharixiintii Madaxweynaha Puntland 2019 waxa ay bixinayaan 20.000 US$, Musharixiinta Madaxweyne Ku Xigeenada waxa ay bixinayaan 10.000 US$. Da’diisu 40 sanno […]

Gudiga doorashada madaxweynaha Puntland iyo madaxwayne ku xigeenka oo la magacaabay

January 5, 2019 GR 0

Madaxweyne Gaas oo farriin udiray guddoonka cusub ee barlamaan Puntland

January 4, 2019 GR 0

Madaxweyne Gaas oo hambalyo udiray guddoonka cusub ee golaha wakiilada Puntland

January 4, 2019 GR 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta hambalyo u direy gudoonka golaha wakiilada Dowladda Puntland oo maanta lagu doortay Caasumada Dowladda Puntland […]

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee barlamaanka Puntland oo la doortay iyo doorashadii oo soo idlaatay

January 4, 2019 GR 0

Gudoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Puntland ayaa loo doortay Ismaaciil maxamed Warsame oo helay 45 cod, waxaana si rasmi ah usoo gabagabowday doorashadii guddoonka […]

DEG-DEG: Guddoomiye ku xigeenka barlamaanka Puntland oo la doortay.

January 4, 2019 GR 0

Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee barlamaanka Puntland ayaa waxaa loo doortay xildhibaan Cabdicasiis Cabdulaahi Cusmaan, kadib markii uu wareegii labaad ka helay codad dhan 38. Xildhibaan […]

DEGDEG:- Cabdixakiin Dhoobo daareed oo ku guulaystay guddoomiyaha barlamaanka Puntland

January 4, 2019 GR 0

Cabdixakiin Maxamed Axmed oo loo yaqaan Dhoobo Daareed ayaa ku guuleystay doorashadii Gudoomiyaha baarlamanka Puntland, kadib markii uu heley 43 cod oo uu ka helay […]

DEG-DEG: Labo murashax oo ugudbay wareega labaad ee doorashada.

January 4, 2019 GR 0

Wareegii koowaad ee doorashada guddoomiyaha barlamaanka Puntland, ayaa lasoo gabagabeeyay, waxaana wareega labaad ugudbay labo musharax oo helay codadkii ugu badnaa. Wareega labaad waxaa ugudbay, […]

Posts navigation

« 1 2 3 … 7 »

Find Us

Facebook

Twitter

post@puntlandi.com

Categories

  • Faalooyin (22)
  • Fikradaha Akhristayaasha (5)
  • News (748)
  • Puntland Election 2019 (132)
  • Uncategorized (1)
  • Wararka (3,912)

About puntlandi.com

Puntlandi.com

About This Site

Find Us

Barnaamijyada

  • Faalooyin
  • Fikradaha Akhristayaasha
  • News
  • Puntland Election 2019
  • Uncategorized
  • Wararka

Contact Us and..

  • (SAWIRRO) Senator Maxamud Mashruuc oo Qado Sharaf u sameeyay wafdi uu hogaaminayo Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil
  • About
  • Broadcast Live
  • Contact
  • Dhagayso BBC Somali
  • Dhagayso Voa Somali
  • Login
  • Privacy Policy
Idaacada ha Soomaaliga

Dhagayso VOA Somali

Dhagayso BBC Somali

Copyright © 2021 | WordPress Theme by MH Themes

error: la xiriir post@puntlandi.com