latest news-Breaking Somali and International News-Headlines

  • Home
  • About
  • Contact

Puntland Election 2019

Akhriso Warsaxaafadeed: Go’aankii diidmada ahaa ee kasoo baxay qaar kamid ah murashixiinta madaxtinimada Puntland.

December 4, 2018 GR 0

War saxaafadeed: Annaga oo ah golaha musharrixiinta dawladda Puntland 2019 oo magacyadoodu hoos ku qoran yihiin: 1. Dr. Aadan Maxamad Ciise (Gaadaale) 2. Eng. Cabdirizaaq […]

Madaxweyne Gaas oo kulankii ugu horeeyay la qaatay guddiga ansixinta iyo xalinta khilaafaadka golaha wakiiladda dowladda Puntland ee 2019.

December 4, 2018 GR 0

Madaxweyne Gaas ayaa maanta kulankii ugu horeysay la qaatay Guddiga Ansixinta iyo Xalinta Khilaafaadka Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland oo uu Madaxweynuhu shalay magacaabay. Madaxweynaha ayaa […]

DEG-DEG:- Qaar kamid ah Murashixiinta madaxtinimada Puntland oo ka hor yimid guddigii uu magacaabay madaxweyne Gaas.

December 4, 2018 GR 0

16 murasharax oo kamid ah murashixiinta madaxtinimada Puntland, ayaa ka hor yimid guddigii xalinta khilaafaadka iyo ansixinta golaha wakiilada Puntland ee uu magacaabay madaxweyne Gaas. […]

(OPINION) Jawaab iyo talo ku socota madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland.

December 3, 2018 GR 0

Waraysigii uu Madaxweeyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiim Xaaji Cumar Cameey siiyey Tiifiiga SBS, waxaa ku cadaa oo aan ka dheehan karnaa inuu khilaaf xoogani ka […]

DEG-DEG:- Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo magacaabay Guddiga khilaafaadka doorashada Puntland

December 3, 2018 GR 0

Madaxweyne kuxigeenka dowladda Puntland Injineer C/xakiin Xaaji Cumare Came ayaa dhawaaqay Guddi kale oo khilaafaadka doorashada Puntland ah ,isagoo sheegay in uu kala tashaday arintan […]

DEG-DEG:- Madaxweyne Gaas oo magacaabay guddiga Ansixinta iyo Xalinta Khilaafaadka Golaha Wakiiladda .

December 3, 2018 GR 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Magacaabay Guddiga Ansixinta iyo Xalinta Khilaafaadka Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland (Vetting Committee), kadib markii ay maanta kasoo baxday Xeer Madaxweyne Lr. […]

(PHOTO NEWS) Musharax Cali Xaaji Warsame oo soo dhowayn balaaran loogu sameeyay magaalada Bosaso.

December 3, 2018 GR 0

Musharax Cali Xaaji Warsame, oo u taagan xilka madaxweynaha dowladda Puntland ee 2019, ayaa maanta si balaaran loogusoo dhoweeyay magaalada Bosaso ee xarunta ganacsiga Puntland. […]

(DHEGAYSO) Caasho Geelle oo baaq culus udirtay xukuumada Puntland iyo murashixiinta madaxtinimada.

December 3, 2018 GR 0

Wasiirkii hore ee haweenka Puntland, marwo Caasho Geelle Diiriye, ayaa sheegtay inaysna jirin cid ku dhici karta inay faro galin ama qalqalin gelin ku sameyso […]

Akhriso: Warsaxaafadeedkii kasoo baxay murashixiinta madaxtinimada Puntland.

December 1, 2018 GR 0

Annaga oo ah Musharrixiinta madaxweyne ee Puntland doorashada 2019 isuguna jira ku dalka jooga iyo kuwo maqanba, waxaannu kulamo gaar ah ka yeelaney xaaladda Puntland, […]

BREAKING NEWS:- Murashixiinta madaxtinimada Puntland oo digniin culus kasoo saaray magacaabidda guddiga khilaafaadka.

December 1, 2018 GR 0

Musharixiinta xilka madaxtinimada dowladda Puntland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe, ayaa madaxweynaha dowladda Puntland ka dalbaday in musharixiinta ay door ku yeeshaan […]

Madaxweyne Gaas oo soo saaray baaq culus oo ku socda beelaha Puntland.

November 30, 2018 GR 0

Madaxweynaha dowladda Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa ugu baaqay beelaha Puntland inay si waafaqsan dastuurka Puntland usoo xushaan wakiiladooda, unasoo gudbiyaan guddiga xalinta khilaafaadka […]

Musharax Jabiye oo noqdey Musharaxa kaliya ee kasoo jeeda Gobolka Karkaar oo magaciisu kasoo dhexmuuqdey liiska Lacagatii lagu dhisay Isbitaalka Qardho

November 28, 2018 admin 0

Posts navigation

« 1 … 6 7

Find Us

Facebook

Twitter

post@puntlandi.com

Categories

  • Faalooyin (22)
  • Fikradaha Akhristayaasha (5)
  • News (748)
  • Puntland Election 2019 (132)
  • Uncategorized (1)
  • Wararka (3,912)

About puntlandi.com

Puntlandi.com

About This Site

Find Us

Barnaamijyada

  • Faalooyin
  • Fikradaha Akhristayaasha
  • News
  • Puntland Election 2019
  • Uncategorized
  • Wararka

Contact Us and..

  • (SAWIRRO) Senator Maxamud Mashruuc oo Qado Sharaf u sameeyay wafdi uu hogaaminayo Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil
  • About
  • Broadcast Live
  • Contact
  • Dhagayso BBC Somali
  • Dhagayso Voa Somali
  • Login
  • Privacy Policy
Idaacada ha Soomaaliga

Dhagayso VOA Somali

Dhagayso BBC Somali

Copyright © 2021 | WordPress Theme by MH Themes

error: la xiriir post@puntlandi.com