Sawiro— Farmaajo oo la go’doomiyay iyo Shirka ka socda Garoonka Diyaaradaha
Hotel kubyaal Garoonka Diyaaradaha Muqdisho waxaa caawa ka socda Shirkii Mucaaradka iyo Raysal wasaaraha Xilkiisu dhamaadey Maxamed Rooble, Beesha Caalamka oo iyana maanta la hadlay […]