Raysal wasaaraha KMG iyo Mucaaradka oo laba Gudi dhissya
Maanta waxaa Qado ku leh Hotel Decale ee Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho Raysal wasaaraha Xilka sii haya iyo Mucaaradka, wararka la helayo waxay sheegayaan in […]
Maanta waxaa Qado ku leh Hotel Decale ee Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho Raysal wasaaraha Xilka sii haya iyo Mucaaradka, wararka la helayo waxay sheegayaan in […]
Qaar kamida Mucaaradka ayaa ka horyimid in Safiirka Cusub ee Ingiriiska u fadhiyi doona Soomaaliya Ms Kate Foster ay waraaqeheeda safiirnimo u gudbiso Madaxweyne Farmaajo. Cabdiraxmaan […]
Shalay Raysal wasaaraha Xilka sii hayaa wuxuuna kulmay Mudharixiinta si looga dhameeyo Heshiiskii todobaadkii hore lagu gaaray Garoonka Diyaaradaha Muqdisho, Hedhiiskaasoo lasoo wada dhaweeyey. Raysal […]
Xili ay Jubbaland iyo Villa Soomaaliya ay ku loolamayaan Kharashaad badana ay ku bixinayaan Cida hogaaminta Siyaasadeed iyo saameynta ku yeelanaysa Gobolka ayaa waxaa hada […]
Shirweynaha Ururka Saxaafada Puntland MAP ayaa waxaa khudbad ka jeediyay Madaxweynaha. Fowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni. Madaxweynaha ayaa suxufiyiinta la dardaarmay uguna Caqli celiyey in […]
By Max Bearak Feb. 26, 2021 at 11:44 a.m. EST NAIROBI — In a late-night meeting Thursday, Somalia’s prime minister persuaded opposition leaders to postpone their […]
Warar lagu kalsoon yahay oo Puntlandi.com hayaan, waxaa xilalka laga qaadayaa Taliyayaal Ciidan oo uu ugu horeeyo Fahad Yaasiin oo ah Taliyaha Mabadsugida NISA. Xogtu […]
Shalay waxay Mucaaradku ay heshiis la galeen Raysal wasaaraha KMG , Hrdhiidkaasoo fure u ah waxayaabihii ay tabanayeen Mucaaradka, Puntland iyo Jubbaland. Hadaba Dhankooda waxaa […]
By Dr. Mohamud UlusoThursday, February 25, 2021 The political and security situation of Somalia is ominous after former president Mohamed Abdullahi “Farmajo”, whose mandate ended 15 […]
Heshiiskii caawa ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho wuxuu ku yimid kadib markii uu Raysal wasaaraha KMG uu aqbalay inay qiranayaan Falkii ay geysteen Jamcadii 19febaraayo, […]
Xukuumada KMG ee Soomaaliya waxay garawsatay inay khalad ahayd wixii dhacay 19/2, Islamarkaasna ay ka xaalmarinayaan Musharixiinta, una tacsiyaynayaan Shacabkii ku waxyeeloobay. Isla markaasna waxaa […]
Kulankii caawa ugusoo gabagaboobay Musharixiinta iyo Qoorqoor iyo Rooble ayaa kusoo dhamaadey is afgarad hordhac ah. Qodobada lagu heshiiyay waxaa kamid ah in Mudaharaadkii labaajiyo, […]
Kulankii maanta Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ku dhexmaray Mucaaradka iyo Xukuumada KMG ayaa waxaa kasoo baxay Qodobo heshiis lagu gaaray. Wadahadal dheer iyo gorgortan Waxay Mucaaradku […]
Qoorqoor, Rooble, Mahad Salaad, Cc, Shariif, Geele, Xasan Sheikh iyo Cabdi qaybdiid ayaa shir uga socdaa Garoonka Diyaaradaha meel u dhow. Sida Puntlandi.com Xogta ku […]
Waxaa Wadahadal u socdaa Midowga amusharixiinta Iyo Raysal waaaare Rooble kulankaasoo looga xaajoonayo Arimo dhowra. wixii kasoo baxa kala soco Puntlanfi.com
Beesha Caalamka ee kukala dhex jira Saamilayda Siyaasada ayaa tan iyo dhalay u muuqda inay garowsadeen in Madaxweyne Farmaajo uu Wakhtigiisii dhamaadey, waxayna bilaabeen inay […]
Qoraal ay Mudharixiinta Madaxweynaha ay u direen Beesha Caalamka ee daneeya Arimaha Soomaaliya ayay ku dalbadeen dhowr qodob. Qodobada waxaa kamida In Xilka laga qaado […]
Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga Puntland Cabdulqaadir Xaange ayaa sheegay in Wasaarada Qorsheynta ee Dowlada Federaalku ay ka been sheegtay ayna Been tahay inay wax […]
Deeqaha Caalamku uu siiyo Soomaaliya wali si Xaq ah looma qaybiyo waxaana Masuuliyad iska leh Wasaarada ay markaas Deeqda soo gaarto, waana Cadaalad xumada ugu […]
Copyright © 2018 | .. puntlandi.com