(Dhegayso): Taliyaha Ciidanka Boolika Puntland oo beeniyay in Daacish ay Afduubatay
Taliyaha ciidamada Booliska Puntland C/qaadir Shire Faraax ayaa beeniiyay warar maal mihii udambeeyaya lagu faafiyay baraha ay Bulshada ku xiriirto , kaas oo ahaa in Taliyaha ay afduubatay koox Daacish ka tirsan.
Taliyaha ayaa sheegay in war kaasi uu faafiyay nin jooga dalka Ingiriiska isagoo doonaya in uu dadka marin habaabiyo, qal qalna uu galiyo amniga Puntland.
Taliyaha ayaa sheegay in Daacish aysan u suurta gali karin in ay ay afduubtaan maadaama ay ilaaliyaan ciidamada fara badan .
Halkan ka dhegayo.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
