Wariye Cali Xaraare oo hore uga shaqeyn jirey idaacada VOA ayaa shaley shir jaraa’id ku qabtey magaalada Minniapolis ee wadanka Mareykanka, Cali Xaraare wuxuu sheegey in VOA laanta afsoomaaliga ay aheyd meel dulmi ka socdey, daawo shirkii jaraa’id ee Cali Xaraare uu qabtey, waa mid xiiso badan leh
RSS Feed
Posted in 








halyay cali cadbi xaraare waa muwaadin somliyed sharaf iyo cisi mudan , waa shaqsi daacad u ah dhamaan umada somaliyed ma haboona in aflagaado iyo cay lagusameeyo cali xaraare. runtii waan kaxumahay in idaacada VOA ay noqoto idaacad qabiil ushaqaysa oo u adeegta dad gaar ah.
waana arin nasiib dara ah oo aan lagasugayn madaxda VOA. mahadasanidiin