|

(VIDEO): Puntland oo Ruqsadii kala noqotay Tvga S.B.S

Dowladda Puntland ayaa shaqadii ka joojisay Tvga SBS ,kadib markii uu faafiyay war lidi ku ah amniga Puntland .

Wasarada War faafinta dowladda Puntland ayaa sheegtay in dhowr jeer oo hore Tvgan looga digay wararka noocan oo kale ah.

Halkan ka Akhriso warqada ruqsada lagala laabtay.

Hadaba muxuu ahaa warkii uu Tvgan baahiyay oo keenay in ruqsada lagagala laabto?

Halkan ka daawo.

 

Dhanka kale maamulka Tvga ayaa raali galin ka bixiyay warkaasi sida qaldan ubaxay ,waxayna ay sheegeen in siyaasada Tvga uusan ahayn in qal qal lagaliyo amniga Puntland.

You must be logged in to post a comment Login