|

(Sawirro):Madaxdii ka qaybgashay shirkii Madasha maamul goboleedyada ee Garoowe oo kulan sagootin ah loo sameeyay

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe waxa uu ku sagootiyay Madaxweyne yaasha Jubbaland ,Koonfur Galbeed, iyo Galmudug oo ka qaybgalay shirkii Madasha Golaha Iskaashiga maamul goboleedyada ee lagu soo gaba gabeeyay magaalada Garoowe shalay .

 

Sidookale Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kormeeray ku tagay qaybo cusub oo lagu soo kordhiyey garoonka diyaaradaha ee Janaraal Maxamed Abshir, halkaas oo ka socoto nalayn casri ah ( solar energy) oo lagu xidhayo dhammaan wadooyinka soo gala iyo kuwa kabaxaya garoonka.

Halkan ka daawo .

You must be logged in to post a comment Login