(VIDEO): Jamhada Kornel Caare oo wacad kumartay in bar tilmaameed kooda uu yahay Madaxda Jeegaanta iyo kuwa la shaqeeya
Madaxda Jamhada cadaalad udirka ee uu hogaamiyo kornel Caare ayaa Malayshiyaadka Jeegaanka ee ka amar qaata Muuse Biixi ku eedeeyay in ay ka dambeeyeen dagaalkii ka dhacay gobolka Sool gaar ahaan deegaanka Dhumay.
Waxa ay sheegtay Jamhada in bartilmaameedkooda uu yahay madaxda Malayshiyaadka Hargaisa ee ku sugan gobolka Sool iyo kuwa la shaqeeya.
Halkan ka daawo.