|

(VIDEO) Booliska Puntland oo gacanta kusoo dhigay gacan ku dhiiglihii ka dambeeyay dilka wiil Arday ah oo xalay Garowe lagu dilay.

Ciidanka Bookiska Puntland ee gobolka Nugaal ayaa sheegay in gacanta lagu dhigay qof ku labisnaa dareeksa ciidamada oo ka dambeeyay dilka wiil Arday ah oo xalay Garowe lagu dilay,

Gacan ku dhiiglahaan ayaa wiilka ardayda ku dilay Mobile uu doonayay inuu ka furto.

Halkaan hoose ka daawo muuqaalka.

You must be logged in to post a comment Login