|

Ergayga Qaramada Midoobay Soomaaliya iyo wakiilka midowga Afrika oo la kulmay madaxweyne Xaaf.

Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Haysom iyo wakiilka midowga Afrika Amb, Francisco Madeira ayaa Gaalkacyo kula kulmay madaxweynaha Galmudug Axmed Geelle Haaf, iyagoo ka wada xaajooday arrimaha siyaasadeed iyo xiriirka dowladda federaalka ah.

 

 

You must be logged in to post a comment Login