|

(DAAWO Muuqaal)-Shirkii Jaraa,id ee Guddiga Difaaca Puntland ku qabtay Garoowe

Guddiga Difaaca Puntland oo maantay shir jaraa,id ku qabtay Magaalada Garoowe ayaa ka hadlay xaaladihii ugu danbeeyey ee gobalka Sool iyo howlgalkii ciidanka difaaca Puntland ay ka fuliyeen buuralayda galgala.

Puntlandi.com

You must be logged in to post a comment Login