WARSAXAAFADEED:- Xildhibaanada labada aqal ee kasoo jeeda Gobalada Sool, Sanaag Iyo Cayn oo dowladda Puntland ku taageeray dib uxoraynta gobolka Sool una digay maamulka Muuse Biixi.
WARSAXAAFADEED:- Xildhibaanada labada aqal ee kasoo jeeda Gobalada Sool, Sanaag Iyo Cayn ayaa dowladda Puntland ku taageeray dib uxoraynta gobolka Sool, iyagoo dhinaca kale digniin adag u jeediyay maamulka Hargeysa ee caburinta ku haya shacabka Laascaano.
Halkaan hoose ka akhriso.
