Dhagayso Waraysi Xiiso leh Daahir Aden Dhangad oo Odayaasha G. Mudug u hadlaya “Cabdullahi Yusuf isagaa lahaa Airport-ka Gaalkacyo”.

Cabdullahi

Idaacadda Radio Gaalkacyo oo ka hawlgasha magaalada Gaalkacyo ayaa fursad u helay in ay waraysigan ka qaadaan Daahir Aaden Dhangad oo ka mid ah Odayaasha aadka looga qadariyo Gobolka Mudug oo ku soo booday Xarunta Idaaacada wuxuu ka hadlayaa xaqa uu Madexweyne C/laahi Yuusuf Axmed u leeyahay in lagu maamuuso Air-portka magaalada Gaalkacyo, una jawaabaya Hogaamiyaha Xaafada Baraxley Maxamed Axmed Caalim oo ay dhawaan ka soo yeereen hadallo uusan ka fiirsan oo ku aadan Abdullahi yuusuf International Airport.

Codka Daahir Aadan Dhangad ayaa ku socda Caalim …dhagayso hadalka Oday Dhangad oo ah mid aad u xiiso badan. Hoos ka dhagayso

Halka aad ka dhagaysanaysaan waa Puntlandi.com

Mobilka ka dhagayso halan

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

 

Both comments and pings are currently closed.
Qoraalkaan/Warkaan ka dhiibo fikikaaga :- Fadlan markaad fikradaada(Comments) qorayso xasuuso inaad dhowrto anshaxa iyo wanaaga, Qoraalkaagu ha ahaado mid u faa'iidaynaya akhristayaasha fikradooda isdhaafsanaya, Qabiilka iyo erayada anshax xumada ah way ka reeban yihiin in lagu qoro halkaan, Fikradaha(Comments) akhristayaashu halkaan isku dhaafsadaan waxay u gaar yihiin akhristashaasha iyagaa masuuliyadeeda leh. Ogsoonow Qoraalkii ku xadgudba anshaxa iyo masuulnimada masoo dabacayno

18 Responses to “Dhagayso Waraysi Xiiso leh Daahir Aden Dhangad oo Odayaasha G. Mudug u hadlaya “Cabdullahi Yusuf isagaa lahaa Airport-ka Gaalkacyo”.”

  1. cali jaamac says:

    waxay ila tahay kaligii ma maqneen 1} wasiirka arimaha gudaha {2} taliyaha poliska {3}taliyaha nabadsugida{4} duqa magalada muqdisho ninka shirqoolka soo abaabuklay { 5} gudoomiyaha degmada {6} afhayeenka dowlada yariisoow iyo wasiirka warfafinta ilaaliada a;lbaabka oo askar cusub laga soo dhigay hadaba cidkastoo caqli ilaah siiye ama dadka qofka ugu caqli liita waa garan karaa intaas oo masuul haday meesha ka maqneed intuna ay u badnaayeen hal reer hadaba aniga waxaan oran lahaa dowlaada siiba dadka ku dhexjira oo danaha alshabaab ka fulineesa inay fiiro gaar u yeelato waxaa jira 3 wajiile oo loo yaqaan
    {1} iska jir {2 }kule jire {3 } kaa jire miiran baa dowlada ku dhex jira ee dib haloo fiiriyo { tarzan }iyo arimahiisa uu wato kama duwana mucaaradnimada asmara geeay asagoo oran jiray dalka itopia soo gashay oo qabsatay ma hada ayaa itopia ka maqan dadka waxuushta alshabab ayeey ka dhicinaya dumarka iyo caruuraha dan yarta ah
    cali jaamac

  2. suheeyla says:

    waxaan ku talin lahaa in layska ilaawo hadalkaa kasoo yeerey caalin wadwadkiisa wax kawanaagsan oo ajar iyo xasanaad uga soconlahaayeen marxuumka ayaa uga wax tar badnaan lahaa,meelmuran kujiro mase waxyaabo badan ookaqiimo badan airoporka gaalkacyo ayaa p/land leedahay oo asagu wax kaqabadkooda lahaaye maaloogu magac daro.

  3. adeer waad asiibtay jawaabtii Caalim.waxaalayiri ninciid kugu shayrshey calooshii sii ku tusuy
    mafilayo.inuu diidmo ioy ogolaansho midnawaxlaga waydiinayo, nin Nairobi dagan

  4. Saleban Bacalwan says:

    Rabbi Afka Kaama Gooyo Adeer Dahir Aden DHANGAD

  5. layla says:

    Aniga waxaan dhihi lahaa, yaanan la wad wadin hadal nin ka soo yeeray , mana u maleeynayo inay isla qabaan reerka xafadaas daga ee hala dajiyo arinta oo wxii fidna abuuri kara walaalyaal halayska daayo, abdullahi yusuf ahmed allaha unaxariisto meel lagu magacdaro ama taalo loo dhiso sidey qolooyin ku qorayeen horseed media waxaa uga anfac badan for aakhir iyadoo masjid loo dhiso inta lagu cibaadeysanyana xasaaaad baa uga socda. ugu dambeyntiina waxaan dhahayaa dhiilo dagaal iyo xasarad magaciisa lagu sameeyo looma asxaan falin ee alle haloo noqdo samirkan hala badsado ee yaan wax walba laga jawaabin, idaacadahana isku soo dhaweeynta mushtamaca ha ka qayb qataan.

    wabilaahi towfiiq.

  6. Ina caalin wuu edeb daranyahay PRIORITY-ga iskaga qaldamey baraxley oo BASKET CASE ah ayuu maamuli kari waayey, qashinka ka nadiifin kari waayey, isbaaraleyda ka qaadi kari waayey, nidaam iyo kala danbeyn wax u eg u sameyn kari waayey. Hadaba iyadoo sidaa tahay suurta gal manoqon kartaa inuu ka hadlo goobo kale uu maamul shaqeeya masuul kayahay? Isaga iyo maangaabta ku fikirka ah caqli xumadoodaas waxay isugu biyo shubaneysaa “waan socon kari waayee aan ordo”… Qolyaha aanan ku fikirka aheyn hantaatiqa caalin ee baraxley jooga waa iney ka dhiidhiyaan wax-yaabaha dhibaatada u keyni kara.

  7. caraseedo says:

    Adeer Caaqil Daahir Adan dhangad aad buu ugu mahadsan yahay jawaabta waafiga ah ee uu siiyay odaygaas laharay dadkiisa iyo dalka uu sheegto,Abdullaahina Alle casaawajalle ha u naxariistee isagaa sabab u ahaa in uu kaas tabcaanka ah uu ka hadlo arimahaas iwm.
    Ninkii tiisaba daryeelaa tukale kudara,waxaan filayaa in aanay reer baraxley laqabin odaygaas aan garanayn in wax la xushmeeyo oo iyagaaba garanla,dhinacay iskaga wareejiyaan,waxaase u roonayd in ay ka hadlaan oo ay yiraahdaan anagu kuma raacsanin qofkaas iska hadlay.

  8. Farah Abdi says:

    Maashaa Allah oday Daahir jawaabtaas waa mid aad loo baahnaa in la siiyo ninkaan Caalin ah oo iska hantaacay. Miyuuse ilaaway Caalin isagoo dameero biyo loogu dhaamiyo isaga iyo dadkiisa baraxlayda dagaba ninkii soo dajiyay inuu ahaa Alle ha u naxariistee Abdullahi Yusuf.
    Adeer Daahir khayr Alle ha ku siiyo sida sharafta leh ee moryaanka ugu Jawaabtay.

  9. A.WARSAME says:

    MAHAD GAAR AH WAXAA LEH ODEYGA SARE EE U JAWAABEY WAXMAGARATADA REER BARAXLEY . MAXAA U DIIDEY IN AY DEGAAN MEELIHI LAGU GUMEYSANJIREY EE HOBYO. MANTASE WAXAA NASIIBDARO AH IN AY NALA SHEEGTAAN GALKACYO MA HILMAAMEN WAX AY KA AHAAN JIREEN 100 SANO KA HOR. WAXAAN LEYAHAY HA XASUUSTAN TARIIKHDI HORE AY GALKACYO KA AHAAYEN.

  10. cayni says:

    asc adeer afkaaga caano lagu qabay caalin waxa iska ceeliyuu wayay adaaa noogu filan insha alaah

  11. A.Waberi says:

    ANIGO AH A.WARSAME WAXAAN AAD IYO AA UGU MAHADNAQAYA ODEYGA SARE EE U JAWABEY WAXMAGARADKA KASO JEEDO BARAXLEY.WAXAA LA YAAB AH SHEEGASHADA AY SHEEGANAYAAN IN AY DEGENYIHIIN GALKACYO,MAXAA U DIIDEY HOBYADII LAGU GUMEYSANJIREY .

  12. Mohamed Ato says:

    Daahir aadan dhenged, aad iyo aad baad u mahadsantahay, mooryaanta sida loogu jawaabo ayaa taqaanna afka uu garanayo oo kaliya waa sidaad ula hadashay, waxaanna leenahay caalinoow SAKIIN LAQ, caradaadana la dhimmo, laakiin waxaad qaadi kartaaba iska yar, sababta waxaa weeye sida daahirba yiri cabdulaahi yuusuf waa loogu magacdaray gaalkacyo airabort, magaciisana waa abdulaahi yuusuf, interanational airaport. lagamana badalayo magacaas waligiis, wax aad ka qabankartaana majirto, inaad ka duusho oo dambana waa ka fiirsanaynaa marka doqon caalinoow, wax matarihiiyow heer kaan puntland baa ku gaarsiisay shirarkana anagga ayaa sidii maqaarsaar kuu keeni jirnay qolka xunka ah ee boorka iyo ciidda badan ee aad xashiishka iyo tubaakada ku cunto ee aad baraxleey ka deggantahay mardambe puntlaand kaa soo kaxayn mayso shirdambana nooga qayb gali maysid meeshaas ayaad ku bahdilnaanaysaa, waxa aad tahayna anag oo reer puntland ah ayaa ku tusinayno

  13. gaas olol balbal says:

    adeer nooolooooow dhanged kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  14. caato says:

    nabadoon dhangad ilaahay afka kumagooyo caalin hadee adaa
    mutaystay jawabahase fartaa taqan wax kuqor waana naga balan meelaan joognaba inaan kula xisaabtano hadaan nahyay reer puntland lana soco cabdulahyi yuusuf ayraboor ee galkacyo ciidamo qarsoon baa kugusugi adaa dab iskushyidaye waa lagusuin

  15. garowe says:

    WAAD ASIIBTAY ADEER INAN GUMOODKA XUN WAX LAHADLA WAALARABAY OO RUNTA USHEEGA WAXA AKALIYA OO AADKA ILAWDAY IN AAD UGUDARTID MAANTAA KUUGUDAMBAYSA DAGITAAN IYO ISTICMAALDAMBE OO AAD CABDILAHI YUUSUF AIRPOT ISTICMAASHID ILAA AAD KA ISTAAAQ FURULAYSATID HADALKII AAD KAALAYA I AMAQLAAYDA AAD UTIRI AADBAADNA UGUMAHADSANTAHAY SIDA LAANDHEERA NIMADA AH OO AAD UGUJAWAABTAY

  16. abdifitax abdille ali says:

    ninkaan hadii wax loosheegi jiray caale anigu caalaan dhahahaaye loosheegye caale hadalku filan

  17. waa rutii odayga soo sheegay
    waa fııcnay ın saan oo kale looga jawaabo
    puntland.com waad ku mahad santıhıın
    taageerada ummada soomalıyeed

  18. jabra says:

    Caaqil daadir waxan aad & ugu faraxsanahay jawaabta aad siisey mooryankan jiran oo wax u jawaabo waayey aad & aad baad ugu bahan satahy oo ilaahow kufaxid oo wax sidaa ula hadlo ayuu la,yahay noolow noolow daahirow