Tacsi ku socota Wasiirka Haweenka iyo qoyska Marwo Casho Gelle diiriye iyo dhamaan Qoyska Reer Geelle Diirriye

Waxa aan halkaan umadda Soomaaliyeed, gaar ahaan Reer Geelle Diiriye (Wasiirka Wasaaradda Haweenka ee Puntland, Caasho Geelle Diiriye, Xildhibaan Siciido Geelle Diiriye, Luul Geelle Diiriye, Gaashaanle Dhexe, Duuliye, Cabdirisaaq Geelle Diiriye, iyo Gaashanle Dhexe, Cabdikariim Geelle Diiriye, Dhooddi,) uga tacsiyaynaynaa geeridii ku timid Macallin Maxamed Geelle Diiriye. Si gaar ah, waxa aan ugu tacsiyaynaynnaa Ayaan Maxamed Geelle Diiriye, oo uu Marxuumku ifka uga tegay.
Maxamed Geelle Diiriye waxa uu ka mid ahaa macallimintii ugu horreysay ee uu dalka Soomaaliya yeesho, islamarkaasna u dhabaradeygay in uu ilaa iyo dhowaan arday aan tiradooda la soo koobi karin wax ka soo aflixiyo. Ilaahey, naxariistii Janno ha ka waraabiyo.
Annaga, oo kala ah:
Hooyo Xaawo Aadan Xirsi
Sahra Aadan Diiriye
Safiyo Aadan Diiriye
Ayaan Aadan Diiriye
Hibo Aadan Diiriye
Hindi NuurSalaad Xirsi

Macallimad, Maama, Caasho Yuusuf Cirro

CabdiJaliil Aadan Diiriye
CabdiShaahid Aadan Diiriye
CabdiWakiil Aadan Diiriye (Guure)
CabdiFataax Aadan Diiriye

CabdiMannaan Aadan Diiriye (Baabul)

Axmed-kheyrre Aadan Diiriye
AL-Fannaan, Cabdulqadir Yuusuf (Bagaag)
iyo Deeq Aadan Diiriye
Waxa aan markale leennahay, Ilaaheey, naxariistii janno ha ka waraabiyo Marxuumka, innaga oo dhanna samir iyo iimaan ha innaga siiyo.
Innaa Lillaahi wa innaa Ileyhi Raajicuun
You can leave a response, or trackback from your own site.
Qoraalkaan/Warkaan ka dhiibo fikikaaga :- Fadlan markaad fikradaada(Comments) qorayso xasuuso inaad dhowrto anshaxa iyo wanaaga, Qoraalkaagu ha ahaado mid u faa'iidaynaya akhristayaasha fikradooda isdhaafsanaya, Qabiilka iyo erayada anshax xumada ah way ka reeban yihiin in lagu qoro halkaan, Fikradaha(Comments) akhristayaashu halkaan isku dhaafsadaan waxay u gaar yihiin akhristashaasha iyagaa masuuliyadeeda leh. Ogsoonow Qoraalkii ku xadgudba anshaxa iyo masuulnimada masoo dabacayno

13 Responses to “Tacsi ku socota Wasiirka Haweenka iyo qoyska Marwo Casho Gelle diiriye iyo dhamaan Qoyska Reer Geelle Diirriye”

  1. Ayanle I Anshur says:

    Waxan ka tacsiyadeynaya geerida ku timid marxunka allana waxaan uga baryayaa naxaristi jano

    Qoyski uu ka geeriyoodeyna samir alle ha ka siyo

    AiA

  2. kariimow says:

    inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun kulu nafsin da,iqatul mawt geeridu waa xaq oo qof kastana wuu dhimanayaa halkana waxaan uga tacsiyaynayaa qoyskii iyo qaraabadii uka geeriyooday macallin maxamad geele diiriye tacsidaana waxaa dirayaa dhamaan ardada iskuulka najah secondary shcool ee magalada bosaso waxaana tacsidaan gaarsiinayna cid alla cidii uka geeriyooday macallinku iyo dhamaan umada somaliyeed ee uuka geeriyooday macallinku waxaana leeyahay kullu nafsin da,iqatul mawt. inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
    tacsi tiiraanyo leh

  3. Mohamed A. Horeeye says:

    Inna lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
    Anagoo kala ah:

    Mohamed Abdi Horeeye
    Fadumo Ahmed Fajuge
    Mohamud Abdinur Aden Dalab
    Mohamed Ahmed Ali Geelmadhalin
    Fadumo M. Abdi horeeye
    Waxaan Tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Dhamaan ehelkii iyo Reer Geelle diiriye - Geeridii naxdinta lahayd ee ku timid
    Macalin Mohamed Geelle Diiriye - ilahay naxariistiisa ha ka waraabiyo. janatul fardawsa na ha geeyo Aamiin.

  4. Hindi Nuur Xirsi Cismaan says:

    Innaa Lillaahi wa innaa Ileyhi Raajicuun. Sida oo kale, waxa aan mar kale halkaan uga tacsiyaynaynaa dhamaan Reer Geelle Diiriye. Annaga oo kala ah:

    Eeddo Abshiro Diiriye Cusmaan iyo Adeer Siciid Cali Gaas, iyo carruurtooda
    Eeddo Safiyo Xirsi Cusmaan iyo Carruurteeda
    Adeer Cumar Diiriye Cismaan iyo carruurtiisa
    Adeer Cali Xirsi Cusmaan (Dhaayuur) iyo carruurtiisa
    Adeer Warsame Xirsi Cusmaan (Odawaa) iyo carruurtiisa
    Hooyo Xaawo Aadan Xirsi
    Hooyo Xaawo Barkhadle
    Hooyo Caanood Cali Gaas
    Xaliimo Aadan Diiriye, iyo carruurteeda
    Sahra Aadan Diiriye
    Safiyo Aadan Diiriye
    Ayaan Aadan Diiriye
    Hibo Aadan Diiriye
    CabdiJaliil Aadan Diiriye
    CabdiShaahid Aadan Diiriye
    CabdiWakiil Aadan Diiriye (Guure)
    CabdiFataax Aadan Diiriye
    CabdiMannaan Aadan Diiriye (Baabul)
    Axmed-kheyrre Aadan Diiriye
    iyo Deeq Aadan Diiriye
    Faadumo Cadceed Diiriye iyo carruurteeda
    Geeddi Cumar Diiriye
    Takhti Yuusuf Diiriye
    Ubax Yuusuf Diiriye
    Anisa Yuusuf Diiriye
    Maxamed Yuusuf Diiriye
    Maama Xaliimo Diiriye
    Cumar Salaad Cilmi
    Muraayad Salaad Cilmi, iyo dhamaan Reer Salaad Cilmi Guuleed
    Axmed Shiikh Maxamed (Axmed Maajo) iyo dhamaan Reer Shiikh Maxamed Faruur
    Luul Maxamed (Cagacadde) Xirsi
    Tiriig Maxamed (Cagacadde) Xirsi
    Baar Maxamed (Cagacadde) Xirsi
    Bolonyo Maxamed (Cagacadde) Xirsi
    Cabdinaasir Maxamed (Cagacadde) Xirsi; iyo dhamaanba Reer Cagacadde.
    Hindi NuurSalaad Xirsi
    Fartuun Nuur Salaad
    Maxamed Nuur Salaad
    Baxnaan Nuur Salaad
    Siyaad Nuur Salaad
    Axmed Nuur Salaad
    Aweys Nuur Salaad
    Cabdullaahi Nuur Salaad
    Cismaan Nuur Salaad
    Maxamed Axmed Xirsi
    Fartuun Axmed Xirsi, iyo dhamaanba Reer Axmed Xirsi (Xuunshe)
    Faadumo Cali Gaas
    Maxamed Cali Madhoodhe
    Sahra Cali Madhoodhe
    Maryan Cali Madhoodhe
    Iyo dhamaanba Reer Cusmaan Muuse; waxa aan Ilaaheey uga baryaynnaa in uu Marxuumka naxariistii janno ka waraabiyo; annaga oo dhanna uu samir iyo iimaan naga siiyo.

  5. Dk-mudug says:

    Inaaa lilaahi wa innaa illaahi raajacuun
    illaahay waxaan uga baryayaa in janada fardowso uu geeyo
    dhamaan umada somaliyeed iyo eheladiisa samir iyo iimaan hakasiiyo
    gaar ahaan reer geele
    inaaa lilaahi wa innaa illaahi raajacuun

    . Maxamed cabdi xassan

  6. alle ha u naxariisto marxuunkaas dhintay samir iyo iimana alle haka siiyo eheladii iyo umada somaliyeed dhaman

  7. yusuf ali e says:

    inaalilaahi wa,inaa ilayhi raajicuun,kulu nafsin thaa,iqatul mowt, macalim maxamed geele diiriye alaaha u naxariisto,ilma geele diiriyana samir iyo imaan allaha ka siiyo,iyo dhamaan intii taqiinay ama uu waxbaray ama uu wax u barayba,samir iyo iimaan baan idinleeyahay,sida caasha,cabdirizaaq,mursal iyo qoyska intooda kaleba,,,amiin yaa rabi

  8. Abdicasiis Baarakallah says:

    Inaa lilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun,

    Waxaan tacsi u dirayaa dhamaan gooyskii uu ka geeriyooday macalin Mohamed Geelle Diiriye, gaar ahaan ayaan Mohamed Geelle Diiriye, W.H. Casha Geelle Diiriye, Deeq Adam Diiriye, Abdifatah Adam Diiriye. Marxuumka Janadii Fardowda, inaga samir iyo iimaan (Aamiin)

  9. Abdurahman J Osman says:

    Inaa lilaahi wa inna Ilaahi raajicuun,waxaan halakan Tacsi Ugu Dirayaa Wasiirka Haweennka Puntland Marwo Caasha Gelle Diiriye iyo Qoyiskii iyo Eheladii uu ka geeriyooday Macallin Maxamed Gelle Diiriye oo ahaa Macallin qaali ah aqoontayduna ay ku dhodaha ilaa lixdameyadii, waxaanan Ilaahay ka rajeynayaa in uu samir iyo imaan idinka siiyo Isagana Jannadisa ka waraabiyo
    Mahadsanid
    Abdurahman Jaamac Cusmaan

  10. kiin mohamed says:

    Innaa Lillaahi wa innaa Ileyhi Raajicuun
    ilaahay ha u naxariisto marxuumka qoyskii iyo qaraabaduu ka tagayna ilaahay samir iyo imaan ha ka siiyo aamin aamin

  11. Ahmed Xareed says:

    Mohamed Geele diriye waxaan anigu ka mid ahaa dhalintii ugu danbaysay ee macalin uu u noqday marxuumku Omar samartar Galkayo 1999 waxaan ilaah uga baryaynaa inuu janadii fardawsa hooy uga dhigo intii uu ka tagayna iyo waliba khaasatan ayaan Mohamed samir iyo iimaan ka siiyo.

  12. Ahmed Xareed says:

    Mohamed Geele diriye waxaan ka mid ahaa dhalintii ugu danbaysay ee macalinka u noqday Omar samartar Galkayo 1999 waxaan ilaah uga baryaynaa inuu janadii fardawsa hooy uga dhigo intii uu ka tagayna iyo khaasatn ayaan mohamed samir iyo iimaan ka siiyo.

  13. ALLE ha raxariisto dambigiisana ha dhaafo marxuum Maxamed Geelle Diiriye guud ahaan umadda somaliyeed gaar aan eheladiisii iyo qaraabadiisii samir iyo iimaan hanaga siiyo, runtii waxuu kamid ahaa shaqsiyaadka somaliyeed oo u taagnaa barbaraarinta qalbiga dhallinta somaliyeed markale waxaan leeyahay ALLE qabrigiisa ha u nuuro cadaabkana haka xoreeyo

Leave a Reply