Anigoo ku hadlaya magaca bahda isboortiga ee jaaliyada reer puntland ee uk iyo dhamaan qurbajoogta reer puntland waxaan halkaan tacsi uga diraynaa qaraabdii iyo qoyskii uu ka geeeryoodey alla hawnaxariistee wasiirku xigeenkii shaqada iyo isboortiga oo ku geer yoodey magaalada muqdisho,mudane CISMAAN CAWED CALI oo ahaa nin aad u qiima badnaa,
waxaan kaloo udiraynaa tacsi taa lamida dawlada puntland iyo madaxweynaha iyo dhamaanba shacabka reer puntland,
waxaana leenahay ilaahay haw naxariisto denbigiisana alla ha dhaafo umada iyo qoyskuu kategeyna samir iyo iimaan alla hakasiiyo,inaali LLAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN
Axmed Tigaana
London- UK
RSS Feed
Posted in 










