Inaa lillaahi wa inaa illaahi raajicuun
Waxaa caawa axad 07.04.2012 ku geeriyoodey Emaaraatka Carabta Beeldaajiye Faarax Beeldaajiye Cabdullaahi, Waxaa geerida Beeldaajiyaha lagu wargalinayaa Qoyskiisa, ehelka iyo shacabka Puntland.
Waxaan Illahay uga baryaynaa jano waarta iyo dambi dhaaf..
Amiin amiiiiin…
Waxaa Tacsi Diraya Jaaliyada Puntland Diaspora In Leicester
Dhammaan jaaliyadda reer Puntland ee magaalada Leicester waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan reer Puntland geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Beeldaaje Faarax Beeldaaje Xaaji Cabdullaahi oo xalay ku geeriyooday waddanka imaaraadka carabta, magaalada Al Ceyn. Jaaliyaddu waxa ay Allaah uga baryayaan in uu janatul Ferdoowsa ka waraabiyo, qoyskii, eheladii iyo dhammaan dadka reer Puntlandina uu samir iyo iimaanba ka siiyo – aaamiin.
Tacsida waxaa diraya
- Yaasiin Daahir Muuse
- Suldaan Cabdiraxmaan Aadan Dude
- Maxamed Cabdixaliim
- Jaamac Shiikh Cusmaan
- Cabdullaahi Muuse Guuto
- Axmed Cali Bete
- Cali Cashuur
- Axmed Guufe
- Shiikh Maxamed Xasan Caraale
- Sharmaarke Buule
- Cali Dhoore idiriis
- Cabdullaahi Maxamuud Dhunkaal
- Cabdullaahi kooshin
- Maxamed Xasan
- Cabdiraxmaan Cali Cumar ( Janogale)
- Cabdiraxmaan Guuleed Shiino
- Cismaan Cumar Boqor
- Farxaan Cali Nuur
- Burhaan
- Xasan Oslo
- Xasan Sablaale
- Siciid Amesh
- Warsame Beeldaaje
- Suldaan Cabdifataax Guure
- Cabdisalaam Yuusuf Teetano
- Maxamed Jaamac
- Cali Gacaneey
- Siciid Yuusuf
- Maxamed Yuusuf
- Cabdi Daahir Sodonle
- Cabdirisaaq Dhamac
- Aadan Guhaad
- Shukri Siciid Daahir
- Ustaad Maxamed Saalax
- Cabdikeyf Bashiir Faarax
- Sucaad Ceygaag
- Xaliimo Saalax
- Fowsiyo Cartan
- Heykal Cabdullaahi
- Raage
- Liibaan Xirsi
- Maxamuud Isqasaal
- Siciid Shabeele
- Nadiifo Dalmar
- Nadiifo Cismaan
- Cabdirishiid Qandala
- Cabdirishiid Beeldaaje
- Cabdulqaadir Biina
- Cali Timoyare
- Maxamed yaasiin
- Cabdulqaadir Yaasiin
- Cabdisamad Qeyliye
- Cali Maxamed Ciise
- Cabdicasiis M Ciise
- Maxamed Indhoyare
- Sahra Yuusuf Jaamac
- Faadumo Jaamac
- Jamaal Siciid
- Iyo qaar kaloo baddan
Gudoomiyaha Puntland Diaspora In Leicester (PDL)
Cabdixakiim Jaamac Jooje
——————————————-
Waxaa tacsi diraya Jaaliyada Puntland ee Pakistan
waxaana ay uga Tacsiyenayaan ummadda Soomaliyeed iyo reer puntlandba Geeridii naxdinta lahayd eek u timi Beeldaaje Faarax Beeldaaje C/laahi oo kugeeriyooday Caawo Wadanka isutaga Imaradka carabta (UAE) waxaan ay illahay ugabarayaan Beeldaajaha inuu janadii firdowsa Illahay ka waraabiyo ,Qabrigiisana illahay u waasiciyo dhamaan ummadda reer Puntland uu samir iyo iimaan kasiiyo Aamin ; Dadka tacsida diraayana wax ay kala yihiin :
1. Ambassador Ali sheikh Abdullaahi
2. Eng: Mohamed Baashi C/laahi( Talaabo cade )
3. Caaqil Maxamed Maxamuud Heeraab
4. Gudoomiye Qalbi ( Gudoomiyaha Jaaliyadda Soomaliyeed )
5. Dr. Mohamed Siciid Yaasiin ( Hogato )
6. Caaqil Maxamuud Sanweyne
7. Mahad Sanweyna
8. Cali Xuseen ( Beeldaaje )
9. Jamac ( garaadka )
10. Siciid Maxamuud
11. Cusmaan Ali yusuf Xoosh
12. Shiikh Abduqaadir
13. Abdullaahi Axbaab
14. Mohamed Siciid Signal 15. Suleymaan Mohamed Maxamuud 16. Shiikh Ismaciil aadam Ismaciil 17. Axmed Maxamuud Xassan 18. Mohamoud Faarax dhuubane 19. Mohamed Nour Mohamoud ( kuluu) 20. Ismail Cali Artan 21. Mohamed Ali dhoof 22. Saciid Ali dhoof 23. Mohamed Siciid abdullahi 24. Abdiraxmaan sheikh nuur ( kaptanka ) 25. Mohamed Mohamoud Xassan 26. Axmed Ali Artan 27. Eng Abdifatax Bashiir Shiikh 28. Abdikariim Layloon 29. Dr. Hamida Ahmed Omar 30. Dr Fatxi Mohamed Ibraahim 31. Eng Abdiraxmaan Mohamed Ibraahim 32. Samiira Mohamoud 33. Amaal Maxamuud 34. Zaynab Mohamoud 35. Khadiijo Ali dhoof 36. Eng: C/laahi Siciid Mahdi 37. Hooyo Raxmo Beedaaje 38. Hooyo khadra 39. Hooyo Caasho afbalaar Mahadsanidiin Mohamed Nour Kuluu
—————————————
inna-lillaahi wa innaa-ilayhi raajucuun
beeldaaje faarax beeldaaje c-laahi oo ahaa isimada soo jireenka kii ugu da,waynaa
waxaan ilaah uga baryayaa inuu janadii ka waraabiyo qoyskii iyo eheladii uu ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo iyo dhaman reer
puntland ,
mudane xirsi bulxan faarax
RSS Feed
Posted in 











Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun.
Ala ha u naxaristo,beeldaaje faarax xaaji cabdulaahi.
waxaan ilaahay uga baryaa samir iiman in ka siiyo reer Haji abdullahi iyaga iyo Ciyaalkiisaba anigoo ku hadlaya reer Said Ahmed guslaroor
amiin amiin
anigoo ah Maxamed xusen iyo xaskayga iyo dhamaan reer xuseen maxamed ilaah janada fardowsa haka waraabiyo beeldaaje faarax beeldaaje xaaji abdulaahi intuu ka tegeyna samir iyo iimaan
inaa lilaahi wa inaa ilaah raajucuun waxaa tacsi diraya anigoo ku hadllaya magacayga iyo magaca xaaskayga caruurtayda waxaan tacsi udiraynaa dhamaan umada somaliyeed gaar ahaan umada reer puntland ee ka tegey beeldaaje faarax gaar ahaan qoyskiisa iyo caruurtiisa waxaana ilaah uga baryayaa janadii fardowsa in uu geeyo dhamaan umada shacabka somaliyeedna samir iyo iimaan ka siiyo amiin
inaa lilaahi wa inaa ilaah raajucuun waxaa tacsi diraya anigoo ah ahmed waxaan halkaan aan tacsi udirayaa dhamaan umada somaliyeed gaar ahaan umada reer puntland ee ka tgeya beeldaaje faarax gaar ahaan qoyskiisa iyo caruurtiisa waxaana usaga uga baryayaa janadii fardowsa in uu geeyo dhamaan umada shacabka somaliyeedna samir iyo iimaan amiin amiin amiin
Inaa lilaahi wa Inaa ilayhi raajicuun, waxaan utacsiyaynayaa dhamaan Beesha cali saleebaan, geeridii naxdinta lahayd ee kutimid beeldaaje Faarax xaaji cabdilaahi waxaan ilaahay uga baryayaa in ilaahay kawaraabiyo janatul firdawsa, qabrigana ilaahay uwaasiciyo. Aamiin aamiin, ilaahayna samir iyo iimaan kasiiyo dhamaan eheladii iyo qaraabadii, aamiin aamiin!!’!!!!!!
Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun.
Ala ha u naxaristo,beeldaaje faarax xaaji cabdulaahi.
ilaahay ha u naxariisto, qoyskisina samir iyo iimaan ala ha ka siiyo,ilaahay janada ha geeyo aamin aamiin.aamiin
inaa lilaahi wa inaa ilaah raajucuun waxaa tacsi diraya anigoo ah ahmed waxaan halkaan aan tacsi udirayaa dhamaan umada somaliyeed gaar ahaan umada reer puntland ee ka tgeya beeldaaje faarax gaar ahaan qoyskiisa iyo caruurtiisa waxaana usaga uga baryayaa janadii fardowsa in uu geeyo dhamaan umada shacabka somaliyeedna samir iyo iimaan amiin amiin amiin
Inaalillahi wa inaa Ilaahi rajacuun
waxaan halkan tacsi uga direynaa dhamaan ree Haji Abdullaahi Beldaaje, iyo caruurtiii u ka geeriyoodey Allaha u naxariisto Beldaaje Farh Beldaaje, samir iyo imaan Allaha naga siiyo, waxaa tacsida dirayaan Khadra Bulhan iyo caruurteeda; Feysal, Leyla, Wardheere, Sharmaarke iyo xaasaskooda, Ilaah janna fardowsa ha ka waraabiyi Amiin
Inaalillahi wa inaa Ilaahi rajacuun
waxaan halkan tacsi uga direynaa dhamaan ree Haji Abdullaahi Beldaaje, iyo caruurtiii u ka geeriyoodey Allaha u naxariisto B eldaaje Farh Beldaaje, samiur iyo imaan Allaha naga siiyo, waxaa tacsida dirayaan Khadra Bulhan iyo caruurteeda; Feysal, Leyla, Wardheere, Sharmaarke iyo xaasaskooda, Ilaah janna fardowsa ha ka waraabiyi Amiin
Tacsi
Inaalillaahi wa inaa illaahi raajacuun,waxaa halkan tacsi uga direynaa dhjamaan qraa bada iyo Eheladii u ka geeriyoiodey Marxuun Beldaajed FARAHA beldaaje, Allaaha naxariis iyo janna fardowsa ha ka waraabiyo amiin dhamaan Samir Ilaah ha naga siiyo, waxaa tacsida diraayaan: Reer Bulhan Mohamed Adnaan, Haawo, Khadra, Mulki, iyo reer Bootaan, Mohamoud, Hindi,Salaado, Warsan,Hawo, iyo Roda Omar Haafuun iyo caruurteeda, Omar,Muumin,Osman Nasteexo, iyo Farxiyo Bun cun, Asha Mohamoud Ali, Nimo Iid, Nasro Shbire Mohamed Shire, Jamila Jabril iyo kale oo badan
Inaa lilaahi inaaa ileyhi raajicuun. Allaha u naxariisto baldeeje faarax beeldaaje c/laahi. inigoo ku hadlayo magaca reer xaaji cismaan gurey waxaan u tacsiyeynaa reerkii iyo dhamman beesha cali saleebaan guud ahaan . Ilayhay janada fardowsa ha ku abalmariyo. su’aasha qabriga iyo cadaabta qabrig Allaha u fududeeyo. Nabigeyna suubanaa Allaha ku xiriiriyo. AAMIIN……………………..
alle how naxariisto beel daajaha janatu fardowso haka waraabshu eheledii iyo asxaabtuu kageeriyoodayna samir iyo imaan haka siiyo inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
scw Anigoo ah Maxud Axmed Saalax waxaan tacsi Tiiraanye leh u dirayaa Dhamaan beesha Cali saleeban geeridii ku timid Beeldajiye Faarah Xaaji C/laahi gaar ahaan qoyskii uu ka geeriyooday ee reer Xaaji C/laahi & Caruurtiisa
Inaa Lilaah wa inaa ilaahi raajucuun
Allaha u naxariisto beeldaajaha. Insha allah beeldaajaha taariikh nololeedkiisii noo soo gasha.