Tacsi: Marxuumad Boosteeyo Sabtidii oo Jamcadii 7 april 2012 ku geeriyootay Toronto Canada

Cabdullahi Maxamed Dhaqane iyo Xaaskiisa Ramla Farax Xayir, iyagoo ku hadlaya magaca Qoyska Reer Dhaqane iyo Reer Farax Xayir waxay tacsi tiiraanyo xambaarsan u dirayaan Nuur Cali Godane oo xaaskiisii Boosteeyo Jamac ku geeriyootay sabtidii 07-04-2012 Magaalada Toronto Dalka Canada.

Waxay Tacsi taas lamid ah u dirayaan Marxuumada Hooyadeed Aamino Xaaji iyo Habaryarteed Xaliimo Xaajo iyo dhamaan Qoyska Reer Cali Godane , qoyska Reer Jamac .Dhamaan Ehelka iyo Qaraabada.

Waxaan Illaahay uga bayaynaa Marxuumada inuu Janatul Fardowsa geeyo iyo Dambi dhaaf, Waxaan Ehelka iyo qoyskana u rajaynaynaa Samir iyo Iimaan in Illaahay ka siiyo.

AAAmiiiinnn

 

You can leave a response, or trackback from your own site.
Qoraalkaan/Warkaan ka dhiibo fikikaaga :- Fadlan markaad fikradaada(Comments) qorayso xasuuso inaad dhowrto anshaxa iyo wanaaga, Qoraalkaagu ha ahaado mid u faa'iidaynaya akhristayaasha fikradooda isdhaafsanaya, Qabiilka iyo erayada anshax xumada ah way ka reeban yihiin in lagu qoro halkaan, Fikradaha(Comments) akhristayaashu halkaan isku dhaafsadaan waxay u gaar yihiin akhristashaasha iyagaa masuuliyadeeda leh. Ogsoonow Qoraalkii ku xadgudba anshaxa iyo masuulnimada masoo dabacayno

One Response to “Tacsi: Marxuumad Boosteeyo Sabtidii oo Jamcadii 7 april 2012 ku geeriyootay Toronto Canada”

  1. casho says:

    alle ha unaxaristo amiin

Leave a Reply