Tacsi:- Marxuum Cabdiqani Xassan Cilmi oo 12 april ku geeriyoodey Dirirdhabe

ANNAGA KALA AH
XASAN MAXAMUD DALMAR,
HOOYO MARYAMA BOTAAN,
XAMDI GEELE,
IYOREER MAXAMUD DALMAR O DHAN
Waxaan Tacsi tiiraanyo xambaarsan u direynaa Eheladii ,Caruurtii iyo Xaaskii Marxuum CABDIQANI CILMI XASAN(GAANI)
oo 12 april 2012 ku geeriyoodey Dirirdhabe Dala Itoobiya.
Waxaan Maruumka Illaahay uga baryayna ajano waarta iyo Dambi dhaaf, Ehelkiisana Samir iy Imaan
AAMIIN.
Waxaa nasoo gaarsiiyey Tacsida…

XASAN M DALMAR
GOTEBORG, SWEDEN
TEL-46736281591
You can leave a response, or trackback from your own site.
Qoraalkaan/Warkaan ka dhiibo fikikaaga :- Fadlan markaad fikradaada(Comments) qorayso xasuuso inaad dhowrto anshaxa iyo wanaaga, Qoraalkaagu ha ahaado mid u faa'iidaynaya akhristayaasha fikradooda isdhaafsanaya, Qabiilka iyo erayada anshax xumada ah way ka reeban yihiin in lagu qoro halkaan, Fikradaha(Comments) akhristayaashu halkaan isku dhaafsadaan waxay u gaar yihiin akhristashaasha iyagaa masuuliyadeeda leh. Ogsoonow Qoraalkii ku xadgudba anshaxa iyo masuulnimada masoo dabacayno

One Response to “Tacsi:- Marxuum Cabdiqani Xassan Cilmi oo 12 april ku geeriyoodey Dirirdhabe”

  1. hanni says:

    ascl waxaan halkan tacsi uga dirayaa marxuum c/qani xasan cilmi inuu ilaahey dambigiisa dhaafo ,jannadiisiina u jiheeyo,waxaan kaloo tacsidan u dirayaa eheladii marxuumkan oo aan leeyahay samir iyo iimaan ilaah ha idinka siiyo. Aammiin.
    wabbillaahi towfiiq.
    saida.

Leave a Reply