Muqdisho(Pi) Raysal wasaaraha Soomaaliya prof. Cabdiwali Mohamed Cali Gaas wareysi dheer siiyey Idaacada VOA ayaa sharaxaad dheer ka bixiyey Dustuurka Soomaaliya, Mudane Gaas wuxuu sheegey in Dustuurku uu hada diyaar yahay oo lagusoo wareejiyey Gacanta Dowlada, Wuxuu Raysal wasaaruhu sheegey in 15 May ay ergooyinku la wareegi doonaan.
Dustuurka waxaa ka doodaya 820 ergo, iyagaa markaas ka dib absi u qaadaya, hada waxaan kaga baxaynaa Habka kumeelgaarka ah, markaan helno dowlad rasmi ah wakhtina loo helo ayaa shacabka dabcan loo bandhigayaa.
Raysal wasaare Gaas wuxuu sheegey in qofwalbaa uu leeyahay Fursad uu uga hadlo ama uga doodo lakiin Dustuurka ma rabo iyadoon la arag macneheedu waa Dustuurkaan Isbaaro u dhiganayaa.
Dhageyso Wareysiga oo ah mid aad u xiiso badan
Mobilka ku dhagayso Riix halkaan
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
RSS Feed
Posted in 











wa runtiis run badanaa
guul guul abdiweli gaas waa guulaysatay
kkkkkkkkkkkkkkkkkk waa Runtii
waqtigii isbaarada wa dhamaate dadku wa iney runta wajahaan waqtigana waa mindi aan saawir ahayn