Waraysigaan iyo Heestaan waxaan idinka soo qabaney Radio Garowe, Fanaanada Soomaaliyeed saado Cali Warsame Waxay tiri “Soomaalidu dadkii wanaagsan bay caayaan, Puntland xaalbay mutaysatey in la siiyo, allow balaayo ka xijaab”, Saado Cali waxa kaloo tiri “Anigoo u jawabaya Dad ka dhashey Beeshayda kuwasoo aflagaado u gaystey Puntaldn, Xaal ban ka baxshey taas Allow Puntland balayo ka xijaab”.
Wareysiga oo xiiso badan waxay Saado siisey Radio Garowe bishii Maarso ee hoos ka dhageyso wareysiga iyo , Heesta Bala xijaab amaba looyaqaan Bosasoooooo…..
RSS Feed
Posted in 











Ac waxaa iigu horysay saado anigooilmo yar waa markay wax ka dhigtay ruwayadii XORIYON NINKII GEYAA HA GUURSADO, oo ay ugu dambeysa meel lagudhigo magaalada Galkaio sanadii 1981dii, waligeed wax garad ayey aheyd, waana geesiyad aan kacabsan in ay xaqa sheegto, waxan leeyahay aduunyada sharaf iyo barwaaqo aakhirana jano saado, Cali KHaliif Galeydhna waxaan u deynayaa walaalaha kale.
Saado Cali Warsame waa fanaanad qaran marka waanu ku amaanin fekerkeeda saliimka ah ee ay ku muujisay xaqiiqada ka jirta soomaaliya oo ah Reerka walaalaha yihiin ay yihiin dadka ugu mudan soomaalida. Bal ila eeg taariikhdan:
Prime minister: Abdirashid Ali Sharmake (1960-1964)
Prime minister: Abdirisaq Haji Husein Hasan (1964-1967)
President: Abdirashid Ali Sharmake (1967-1969)
Prime minister: Hassan Abshir Faarax (2002) Carta.
President: Mujaahid/Col: Abdilahi Yusuf Axmed (2004-2008)
Prime minister: Omar Abdirashid Ali (2009-2010)
Prime minister: Prof. Dr. Abdiweli M. ali (2011-ilaa hadda)
saado taariikh culus ayey nasoo xasuusay eedo waad mahadsantahay. waraysiga idaacada Garowe kula yeelatay markan dhagaystay waxan soo xasuustay SSDF iyo madaxdeedii sidii Col. Abdullah Yusuf Ahmed iyo Dr. Hassan Ali mire (ninkii ugu horeeyey ee soomaali qaata shahaadada Ph.D-1962. 1962 marku Dr. Hassan Ali Mire Ph.D qaadanayay dadka USA somali wax barataa waa ay tirsanayd iska dhaaf inay shahaado Degree xataa gaaraan.
carabtu waxay tiraahdaa ciddi hilibkeeda kama go’do.gacalkay Saado Qaran deegaankoo dhan baa kaa guddoomay, wadnahayagaadna ku taalla,qasri in Bosaaso lagaaga dhisau baad muttaysantahay walaal.allaw tol waynaha qalbigooda isu soo dhawee qur’aana halaisasaaro waxani wax kaweyne.cadawgii oo gacanta is wada haysta iyo inagoo aad mooddid inay fal inoo dhigeen oo aan isba arki karayn. wallee waxbaa jiree ha la isuyimaado tol waynow,waana iga dhab,shaki badanna arrintaas wuu igaga jiraa walaalayaal ee yaan la yaraysan arrintan.
Baayo Saada Cali VIVO noolow cimri dheer iyo caafimaad ku soo dhawoow Baargaal iyo Bareeda hoygii Jeberti Ismaaciil.
(Beledkaaga qiimaha bini aadam daayoo shimbiraahaa ku baaqay ma boosaasaad ka timid)…
saado waa gabar hartiya oo og waxa la isu yahay ,ma huraan waa labadeena.
noolow walaashey cadawgaaga cagta hoosteeda ayaan leenaahay.
saado cali hooyo mcn aad ayaa kusoo dhaweynanaa mahad gaar ah ayaa ledahay saado cali waxay sheegtan IN BEESHA MAJERTEEN ay ledaha sharaf kaar ah oo ilaahay siiyay saado cali waa in bilad sharaf lasiiyo oo basso ama qardho ama garoowe ama kalgacyo ama barkaal ama badar bayle laku casumaaa haday runta sheegtay in beelaha majerteen ay tahay beel aad u fcn oo xush mad leh oo laku tayado sida ay u socdaan oo ilaahay u karaameyay qoom kasta karaamaysan ilaahay waa shegay majereetn qabiilada soomalida ayaa sheega in ay tahay qabiilka uku aqoontda badan uku aqli badan uku lcgta badan uku taariikhda dheer oo laku dhaxnoolaan karo oo dagaal iyo hishiis yaqaan 2daba marka saado cali afka caano geel oo dhay ah laku qabay waanoo basso
Saado cali warsame fanaanada la holin waayay ee qaranka somaliyeed nooloow ina adeer dad badan oo aan ogahay waad dhaantaa
masha allah saado cali warsame ilahayna waxan ka baryayaa in harti isku mideyo si ay cadawgooda ugasoo hor jestaa insha allah anigu waxan oran lahaa sado culamiyeey qof codkar ah ba tahay rag badana wad dha tayee dolada puntland intad ka qab gashid inaad harti iku mideeso insha allah saasan kaa rajaynayaa sadoy qurux badan
Runtii waa qof aad iyo aad u firfircoon moojisay qaran somalinimo wax garad leh dhinac walba waxaan oran lahaa guuleeso meeshaas ka sii wad hana joojin wadinimadaada. Mahadsanid saado cai GUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUleeso…….
Runtii waa qof aad iyo aad u firfircoon moojisay somalinimo wax garad leh dhinac walba waxaa dhihi karaa guuleeso meeshaas ka sii wad hana joojin wadinimadaada. Mahadsanid saado cai GUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUleeso…….
ASC.
Alaaya Cisak Fanaanada Qaranka Saado Ali Warsame Umadda reer PL way kuu Ogyihiin waxaad gudo aad baadna u mahadsan tahay sidaad ugu dhiiratay runta dadka kale ee walaaleheen ah ee fikrad kaa duwan qabana waxaana leenahay ilaaheey ha soo hanuuniyo Ogaadaana in PL ay u taagan tahay danta dadka walaalaha ee wada dega dhulkaas.
Wabilaahi Towfiiq.
Saado guulayso ina abti kartidaa waan kugu ogaa
asc puntlandi.com waad ku mahadsantihiin sida wanaagsan ee aad usoo gudbisaaan waxii wadanka ka jira saado cali warsame waad ku mahadsan tahy sidaad aftahan utahay mashaa allah khayr aan kuu rajaynaa inshaa allah dhulkoo nabada aan rajaynaa
saaado waa in la siiyaa cadka dhulbahante sababatoo ah iyadaa jirta wax nool oo reerka ah oo han iyo hadal ku haray
Saado Cali Warsame:cafi iyo caafimaad baan kuu rajeeyay
Aakhiro iyo Aduunba,waadna ku mahadsan tahay garashadaada dheer iyo wadaniyaddaada ku dhisan qalbigaaga wanaagsan iyo niyadaada nadiifka ah,guulayso,cadawgaagana Alle kulama kulmiyo,daayin abidkaaye,guuuuuuuulayso,soomaaliyana guuuuuuuuuuul baan u rajeeyay.
Kala daadataye Alloow isku soo celi,mar kale,hambadii harta.
WAR QOFTAN WAA WAXGARAD.
Saado fanaanada qaranka soomaaliya