Dhagayso Barnaamijka Faaqidaada Radowga ee Radio Gaalkacyo “Garaad Cabdulahi Cali Ciid oo ka hadlay ergada aadeysa Muqdisho

RADIO GALKAYO2

Kusoo dhowaada Radio Gaalkacyo iyo barnaamijyadiisa kii duhurnimo ee maanta oo isniin 30 abril 2012 ka ah, Waxaa iska caawiyey soo gudbinta Barnaamijka Radio Gaalkacyo iyo Puntlandi.com
Barnaamijka maanta wuxuu ku saabsan yahay…..

  • Garaad Cabdulaahi Cali Ciid oo ka hadley ergada Puntland ee aadeysa Muqdisho
  • Haweenka gobolka Mudug uu ku qanacsan qaybta laga siiyey Haweenka Ergooyinkii ansixiyey Dustuurka, Wareysi baan idinka haynaa…
  • Haweenka Gobolka Bari oo sheegey iney yaraadeen tacadiga loo geysto Haweenka, gaar ahaan Barakacayaasha, wareysi baan idiinka haynaa…….
  • Wasiirka Dustuurka Dowlada Fedaraalka Soomaaliya oo shaciyay xiliga Dustuurka la ansixinayo
  • Wasiirka Waxbarashada Dowlada Fedaraalka KMG oo la kulmay ardeyda Soomaaliyeed ee Turkiga waxka barta
  • Haweenka barta Harqaanka iyo waxay ka faa’iideeen

iyo Qaybo kale ee dhagaysi wacan Radio Gaalkacyo iyo maanta, Nuura Yaasiin Cabdi ayaa soo diyaarisay waxaa soo tabinaya Wariye Maxamed Cali Siyaad
Hoos ka dhagayso

You can leave a response, or trackback from your own site.
Qoraalkaan/Warkaan ka dhiibo fikikaaga :- Fadlan markaad fikradaada(Comments) qorayso xasuuso inaad dhowrto anshaxa iyo wanaaga, Qoraalkaagu ha ahaado mid u faa'iidaynaya akhristayaasha fikradooda isdhaafsanaya, Qabiilka iyo erayada anshax xumada ah way ka reeban yihiin in lagu qoro halkaan, Fikradaha(Comments) akhristayaashu halkaan isku dhaafsadaan waxay u gaar yihiin akhristashaasha iyagaa masuuliyadeeda leh. Ogsoonow Qoraalkii ku xadgudba anshaxa iyo masuulnimada masoo dabacayno

4 Responses to “Dhagayso Barnaamijka Faaqidaada Radowga ee Radio Gaalkacyo “Garaad Cabdulahi Cali Ciid oo ka hadlay ergada aadeysa Muqdisho”

  1. Faysal says:

    Salaan sare bahda Puntlandi fadlan mp3 link soo galiya idinkoo mahadsan. Si aan u duubano mobile kana uga dhageysano

  2. abdi says:

    Radio Galkacyo,nabadii ayaan kuxasuustaa ay idaacadaasu ay kashaqayn jirtay,radio free Somalia.mahadsanidin bahda puntlandi.com,fadlan sawiro qurxoon oo dhulkeenaa noosoo gudbiya.

  3. Cali laki says:

    maansha alaa waa barnamij xanbarsan warar muhiim ah oo tayeesan aad baan ugu farxay markaan maqlay barnamijkan waxaana u mahad celinayhaah maamulka puntlandi oo noo surta galiyay in aan dhagaysano barjamijyada ka baxo radio galkacyo hooyada saxafada gpuntlandi shaqalahana waxaan leeyahay hadaalina ee bulshada u shaqeeya waan ognahay inaad marxalad qatar ah aad ku shaqayneesaan waa laga bixi doonaah mustaqbalka

  4. mashalhaa Radio GALKAYO iyo http://WWW.PUNTLANDI.COM waad mahad san tihiin sida wanaag ee aad noo soo garsiisaan xaqiiqada dhamta ee ka jira wadankeeni soomaliya gar ahaan puntalnd

    waxaan kalle oo aad uga helay abwaanka lagu dah furay warka caadi mahan ninkaan abwaanka war nin kaan wuxuu yaqan dhamaan inta soomali dagto geed geed buu u qanaam

    aniga waxaan ka dhagaystay meel si gara an u aqaan

    abwaanku wuxuu soo qaatay soolayalay ilaa baargaal seef xabaall subaglay ilaaa mar qaan qardho ilaa bargaal ceel gaabo ilaa caynabaa caadi mahan abwaan noolow

Leave a Reply