Minniapolis(Pi) Wasiirada Qoyska iyo Haweenka Puntland Marwo Caasho Geele Diiriye oo maalmahaan booqasho kooban ku joogtey Waqooyiga Amerika ayaa xaflad heer sare ah oo soo dhaweyn ah ay u sameeyeen Jaaliyada Puntland ee Minniapolis wadanka Maraykanka, Xaflada ayaa ujeedadeedu ahayd ina Wasiirada lagu sharfo xafladaan soo dhaweynta ah , iyana ay Jaaliyada uga xog waranto xaalada wadankii.
Hoos ka daawo Video-ga xaflada, bilowga Video-gu waa dhowr sawir ka dibna xafladii oo maqal iyo muuqaal ah ayaa bilaabanaysa ee Daawasho wacan
Hoos ka daaawo
RSS Feed
Posted in 











maashaa allaah maashaa alaah ,ilaah ajar ha ka siyo qofkii dadka wax u qabta