Warar ka iminka naga soo gaaraya Dhuusa mareeb ayaa no xaqiijiyey inay ku dhinteen Alla ha u naxariistee Xildhibaan Yusuf Mire Maxamuud Seeraar yo Xildhibaan cCabdiwali Shiikh Maxamed owmohamuud iyo 5 qof oo rayid ah, waxaa iyana dhawac ah Korney Cabrisaaq Sheikh Biixi, Xuseen warsame Gafar, iyo Axmed cabdisalaan oo Wasiir mar ahaan jiray.
Ragaan dhawaca ah qaar ayaa dhawacoodu aad u liitaa lakiin nalooma kala xaqiijin.
wixii so kordha kala soco Puntlandi.com
Puntlandi
xafiisyada
Gaalkacyo/Muqdisho
RSS Feed
Posted in 










