<

Tacsi; Marxuum Farxaan Maxamud Xaaji Diiriye oo ku Geeroyoodeu San diego Mateykanka

Innaa Lillaahi wa innaa Ileyhi Raajicuun. Waxa aan Ilaaheey naxariistii janno uga baryaynnaa, Marxuum Farxaan Maxamuud Xaaji Diiriye, oo maalintii shalay ahayd (May 01, 20012) ku geeriyooday Magaalada SanDiego (USA); innaga oo dhanna samir iyo iimaan ha naga siiyo. Waxa aan si gaar ah ugu tacsiyaynaynnaa: Hooyadiis Ruqiyo Cali Taar iyo Aabbihiis Maxamuud Xaaji Diiriye, iyo labadii gabdhood ee uu ifka uga tegay iyo hooyooyinkood (Deeqa Cabdisalaan iyo Nasra Warsame) iyo dhamaanba Marxuumka walaalihiis.Mar kale, waxa aan leennahay: Innaa Lillaahi wa innaa Ileyhi Raajicuun. Tixgelin,Deeq Aadan Diiriye

You can leave a response, or trackback from your own site.
Qoraalkaan/Warkaan ka dhiibo fikikaaga :- Fadlan markaad fikradaada(Comments) qorayso xasuuso inaad dhowrto anshaxa iyo wanaaga, Qoraalkaagu ha ahaado mid u faa'iidaynaya akhristayaasha fikradooda isdhaafsanaya, Qabiilka iyo erayada anshax xumada ah way ka reeban yihiin in lagu qoro halkaan, Fikradaha(Comments) akhristayaashu halkaan isku dhaafsadaan waxay u gaar yihiin akhristashaasha iyagaa masuuliyadeeda leh. Ogsoonow Qoraalkii ku xadgudba anshaxa iyo masuulnimada masoo dabacayno

8 Responses to “Tacsi; Marxuum Farxaan Maxamud Xaaji Diiriye oo ku Geeroyoodeu San diego Mateykanka”

  1. Sharmake Abdijaliil says:

    Innaa lilaahi wa innaa illaahi raajicuun, ma dhinte waa illaah, marxuunka illaahay waxaan uga baryaynaa in uu janatul farwowso ka waraabiyo, dhamaan eheladii iyo qaraabadi uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.

  2. Abdi Osman Gelle says:

    Innaa illaahi wa inaa ilehi raajicuun. Ilaahey naxariistii jano haka waraabiyo Farhaan Haaji Dirie. Samir iyo iimaana hakasiiyo xaaskiisa, caruurtiisa, waalidintiisa, eheladiisa, iyo saaxiibadiisa. Waxaan rajeynayaa geerida wallaalkeen iney dhamaanteen cashar innoo noqota.

    Abdi Osman

  3. maneeno says:

    ina lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun marxuumka allaha u naxristo samir iyo imaana allaha kasiiyo ehelkii iyo qarabadii u ka geeryoday aad ayana ugu tacsiyeynaya dhaman ehelka u katagay

  4. AAMIIN ALLOW JANATULFIRDOWSA KA WARAABI ANAGANA SAMIR IYO IIMAAN NAGA SII INNAA LILLAAHI WA INNAA ELEYHI RAAJICUUN,KULLIGEEN HALKAASAA INOO DAMBAYSEE AANKU DADAALNO CABSIDA ALLE OO AAN DHIMMANO ANAGOO U DIYAAR GAROWNAY MARKALE ALLE HA U NAXARIISTO FARXAAN MAXAMUD HAAJI DIIRIYE

  5. salma says:

    rabiyow u naxariiso oo qabrigisa u waasici

  6. Maxamud Mursal yusuf San diego says:

    Allaha u naxariisto farxaan Samir iyo iimaan allaha ka siiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka tagay marxuumka innaa lillaah wa innaa illaahay raajacuun

  7. Innaa Lillaahi wa innaa Ileyhi raajicuun,,, Allah SW ha u naxariisto … familykiisana samir iyo iimaan ha naga siiyo

Leave a Reply