Waxaan halkaan Tacsi tiiraanyo Xambaarsan u direynaa dhamaan Qoyskii, Eheladii iyo Asxaabtii Marxuum Maxamed Cabdiraxmaan oo 2 bishaan ku geeriyoodey wadanka Zambia, waxaan si gaara tacsi ugu direynaa Xaaskisii Shugri Axmed Bare iyo Caruurtiisa.
Waxaan Illaahay uga baruyaynaa Marxuumka Jano waarta iyo Dambi dhaaf, Xaaskisi, Caruurtiisiiiyo dhamaan ehelkana inuu Illaahay ka siiyo Samir iyo Iimaan
AAAAmiin
Waxaa tacsi diraya
HOOYO FAADUMO AHMED MOHAMED(DABEY)
ABDI JABRIIL(XASAN) IYO XASKIISA XAAWO
AHMED BARRE & CARUURTOODA
ABDI SAHID AHMED BARRE IYO XASKIISA SHUKRI SADEXLE
IYO CARUUTOODA
ILMO ADULQADIR AHMED BARRE IYO HOOYADOOD SIRAAD MAHAMED
UBAX ALI CABDILLE CADE IYO CARUUTADA
NIMCO SADEXLE IYO CARUURTEDA
SUCDI ABDIRAXMAAN XAAJI ALI MIRE
ÁYAAN JAMAC AAR
Waxaa tacsida Puntlandi soo gaarsiiyey CabdiSaahid Axmed Barre
RSS Feed
Posted in 






Inaa lilaahi wa innaa ileeyhi raajicuun.Anigoo ku hadlaya ,magaca reer Calixaashi iyo magaca reer cali gerdaad,ilaahay waxaan uga baryaa inuu janadii geeyo.Ehelkii iyo qaraabadiisa iyo dhamaan umada Puntland iyo soomaaliyeedba uu samir iyo iimaan ka siiyo aamiin
Inaa lilaahi wainaa hilaahi rajucuun, waxaan tacsi udiranayna xaskii,caruurti, eheladii iyo qaraabadii uka geeriyoday marxuun Mohamed Cabdirahman (Raaheeye, isagana janadii alaha kawaraabiyo. AMIIIIIN
Inaa lilaahi wa ina ilaahi rajucun, waxaan tacsi udirayna xaaskii iyo caruurti iyo eheladii u ka geeriyooday marxuum Mahamed Abdirahman (Raheeye)isagana ilaahay naxariistii jano alaha siiyo
Marian & Asha Abshir Fooddheer way tacsi udirayaan qoykii, caruurtii iyo eheladii u ka geeriyooday marxuum Cabdirahman (raaxeeye) Inaa lilaahi wa inaa ilaahi rajucuun, isagana ilaahay ha unaxariisto, AMIIIIIN.
inaalilaahi waainaailaahi raajucuun ilaahay waxaan uga baryaya inuu janatul fardowso ka waraabiyo maxamed raaxeeye xaskiisii shugri iyo caruurteedii hooyadiis walaashiis iyo dhamaan ehelkiisii oo dhan samiir iyo iimaan in ilaahay ka siiyo aamiin aamiin isagana inuu ilaahay kitaabkiisa midigta ka siiyaa INAALILAAHI WAAINAAILEEHI RAAJUCUUN
Waan aqaaney maxuumka, allaha u naxaaristo.