|

(Dhagayso ) Wafdi ka socday Imaaradka Carabta Oo Qardho lagu Soo dhaweeyay

Wafdi kasocday dalka isutaga Imaaradka Carabta ayaa maanta soo gaaray Magalaada Qardho ee Xarunta Gobolka kar kaar .

Wafdigan ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Qardho ku soo dhaweeyay Boqor burhaan Boqor Muuse oo ah Boqorka Beelaha daarood, Maamulka Gobolka, kan Degmada, Isimada dhaqanka, iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada.

Ujeedada ay Wafdigan u yimaadeen Magaalada Qardho ayaa lagu sheegay Xoojita Xiriirka dhaqanka ee Soomaaliya iyo Imaaradka Carabta.

Wafdiga ayaa intii ay ku sugnaayeen Magaalada qardho waxaa lageeyay goobaha dalxiisa iyo Beerta uu kuleeyahay Boqorka Magaalada Qardho.

Halkan ka dhagayso Warbixinta.

      Boqorka iyo Gudoomiyaha degmada

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

You must be logged in to post a comment Login