|

(VIDEO) Madaxweyne Gaas.” Muuse Biixi, beesha caalamka kama kicinayso dhulkeena, annaguse waxaan tusaynaa inaan xabbad uga saarno.

Madaxweyne Gaas.” Muuse dagaal buu soo qaaday waxuuna u haystaa in uu Xabbad wax ku haysan karo,balse xabbadu Nin walbaa way kartaa taas ayuuna wax ku fahamayaan, iskama tagayo Muuse ee Dadka dhulka leh ayaa laga rabaa in ay iska kaxeeyaan, beel caalan makaxayn karto anaguse waa ogaysiinay hadana waan ku celinaynaa”..

You must be logged in to post a comment Login