Nairobi(Puntlandi.com) Madaxweyne Shariif ayaa saaka kasoo degey magaalada Nairobi iyadoo la sheegey sababta uu u yimid iney ugu weyntahey magacaabida Ra´iisalwasaaraha Soomaaliya.Ninka loomagacaabayo Ra´iisalwasaaraha ayaa loo badinayaa inuu yahey midkood Cabdikariim Xasn Jamac iyo Mohamed Cabdirisaaq Abubakar.
Warar hoose oo aan helney ayaa noo xaqiijiyey in Cabdikariim X. Jamac oo ah agaasimaha Villa Somalia uu yahey ninka ugu cadcad in loo magacaabo jagadaan.
Puntlandi.com Kala soco magacaabida Ra´iisalwasaaraha
Farxaan Xuseen J
Puntlandi.com
Nairobi
RSS Feed
Posted in 













