|

(Dhagayso):- Diyaar garowga Ciida iyo dareenka dadweynaha Bosaaso

Maalinta beri ah oo ku beegan 10-ka Carafo ayaa ah maalinta koo waad ee ciida Carafo.

Meelo badan oo kamid ah gobolada dalka Soomaaliya ayaa waxaa laga Dareemayaa diyaar garowga maalinta Ciida.

Magaalada Bosaaso ayaa kamid ah meelaha sida wayn looga diyaar garoobay Waxaana aad mashquul u aha Suuqyada Hilibka iyo Dharka.

Halkan ka dhagayso dareenka shacabka .

      Shacadba Bosaaso

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

You must be logged in to post a comment Login