BREAKING:-NEWS:- Dowladd Deegaanka Itoobiya oo Madaxweyne Cusub yeeshay
Gudiga fulinta ee dowladd deegaanka Itoobiya ayaa goor dhawayd waxa uu doortay Madaxweyne cusub oo lagu Magacaabo Mustafa Muxumad Cumar oo ku magac dheer Cagjar ,kadib kulan ay yeesheen .
Hadaba qaabkii loo doortay iyo shaqsiyada Madaxweynaha cusub waxaa sharaxaya Madaxweynihii hore ee kumeel gaarka ahaa Axmed Cumar Ilkacase oo bartiisa Facebook soo dhigay muuqaal kooban .
Puntlandi.com Bosaaso.