(VIDEO) AMISOM oo 9 Sano kadib faarujisay Stadium Muqdisho
Madaxweynaha Soomalaiya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta booqday garoonka kubada cagka ee Stadiom Muqdisho oo ay maanta ka baxeen ciidamada AMISOM mudo sagaal sano kadib oo ay u ahayd saldhig ay ka duulaan .