|

(Dhagayso):- Sarkaal sare oo ka soo goostay maamulka Hargaisa oo Puntland isku soo dhiibay

Korneel Muuse Axmed Yusuf oo katirsanaa ciidamada maamulka Hargaisa ee ku Sugan deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ayaa isku soo dhiibo ciidamada Dowladda Puntland ee kusugan jiida hore ee deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

Sarkaalkan ayaa waxa uu sheegay in markii uu arkay cadaalad darada ka jirta Maamulkaasi dhexdiisa uu go,aansaday in uu ku soo biiro ciidamadii uu Hogaaminaayay taliyihiisii hore ee jiida Tukaraq ,korneel Caare oo ku sugan Puntland .

Waxa uu sheegay in ay go,aansadeen in ay la dagaalamaan cadaalad darada iyo Dhibaatada maamulka Muuse biixi uu ku hayo shacabka gobolada waqooyi ku dhaqan iyo beelaha uu xaqoda duudsiiyay.

Halkan ka dhagayso.

      korneel Muuse Axmed

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

You must be logged in to post a comment Login