Maraykanka iyo Canada oo kawada hadalaya khilaafka ganacsi ee ka dhex aloosan
Dowladdaha Maraykanka iyo Canada ayaa wadahadalo qoto dheer waxa uu uga furmay Aqalka Cad ee Maraykanka looga arimiyo
Wada xaajoodayaal ka kala socday labada dhinac ayaa kawada hadli doona xal uraadinta heshiiskii wadamada waqoyiga America ee ganacsiga xorta ah ee NAFTA.
Wadahadaladan ayaa yimid kadib markii Maraykanka iyo Mixsico ay isku raacen heshiis ganacsi todobaadkan gudihiisa .
Wasiirka arimaha dibada ee Canada ayaa shalay lakulanta wakiilka ganacsiga ee Maraykanka “waxayna sheegtay in wadahadaladaasi ay yihiihiin kuwo xal uah khilaafka Canada iyo Mareykanka.
Macada in Mareykanka iyo Canada ay xal ka gaari doonaan khilaafkooda ku salaysan ganacsiga xorta ah” sida baa buurta iyo wax soo saarka xoolaha.