|

BREAKING:-NEWS:- Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho

Sarkaal ka tirsan dowaldda Soomalaiya ayaa goor dhawayd lala eegtay qarax miino oo ah nooca dhajiska ah waxaa loogu xiray gaari uu watay xili uu marayay degmada dharkiinley .

Majirto wax qasaare ah oo soo gaaray shaqsigii watay gaarigan .

Qaraxan ayaa lasheegay sideekale in ay ku dhaawacmeen labo askari oo ka tirsan Ciidamada dowladda.

Amaanka Magaalada Muqdisho ayaa haaa maalmahan mid sii xumaanayay waxaana ka dhacay dilal iyo qaraxyo ay ka fulinayeen Al-shabaab .

 

 

You must be logged in to post a comment Login