|

(Dhagayso):- Haweenka Puntland oo saluugmo ka muujiyay in heli doonaan qoondadii ay kulahaayeen kuraasta Baarlaamaanka

Xili Puntland 2019 ay isku diyaarinayso soo xulista xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland iyo doorashada Madaxweynaha” ayaa haweenka ku dhaqan Sagaalka gobol ee Puntland waxa ay codsadeen in qoondadii ay ku lahaayen kuraasta Baarlamaanka iyo mida gole yaasha deegaanka laga xaqirin.

Gudoomiyaha Urur weynaha haweenka ee sagaalka gobol ee Puntland khadro Warsame Jaamac ayaa sheegtay in doorashadii golaha deegaanka ee ka dhacday Magaalada Garoowe laga tagay xubnihii ay haweenku kulahaayeen kuraata Xildhibaanada .

Madaxweynaha dowladda Puntland ” Gudoonka Baarlamaanka” iyo Odayaasha Dhaqanka ayay ugu baaqday in la ilaaliyo qoondadii Haweenka ay laayen.

Halakan ka dhagayso .

      Gudoomiyaha Haweenka

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

You must be logged in to post a comment Login