|

(Dhegayso ):- Shirkada Isxilqaan oo sheegtay in uu sii socon doono dhismaha Mashruuca wadada iskuxirta Garoowe iyo Gaalkacyo

Nabadoon khaliif Ow Cali oo ah Gudoomiye kuxigeenka shirkada Isxilqaan oo horay ugu guulaysatay dhismaha Mashruuca wadada iskuxirta Garoowe iyo Gaalkaco oo Waraysi gar ah siiyay Warsidaha Puntlandi.com ayaa sheegay in Shaqadii dhimaha wadadan ay sii socon doonto ,wax saameen ahna uusan ku yeelan doonin dhaqaalihii dowladda Jarmalka ay ka jartay.

Nabadoonka ayaa sheegay in ka shirkad ahaan iyagu heshiiskan ay lasaxiixdeen Dowladda Puntland oo ay kal xisaab tamidoonaan .

Waxa uu sheegay in wxii qaldamay dowladdu ay kala xisaabtami doonto Ha,ada PHA oo howshan loo xilsaaray .

Halkan ka dhagayso.

      Waraysiga Nabadoon khaliif

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

You must be logged in to post a comment Login