|

Qarax xoogan oo lagu buriyay xaruntii degmada Hodan ee Muqdisho.

Qarax xoogan oo loo adeegsaday gaari lagasoo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa lagu weeraray xarunta degmada Hodan ee gobolka Banaadir, waxaana ka dhashay khasaare xoogan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac aan weli la tirokoobin.

Qaraxaan ayaa burburiyay xaruntii degmada Hodan, waxaana gurmad xoogan loo sameynayaa dadkii ay waxyeeladu kasoo gaartay qaraxaan.

Alshabab ayaa horey u burburiyay xaruntii degmada howlwadaag.

Puntlandi.com

You must be logged in to post a comment Login