Galmudug,” Madaxweyne Farmaajo wuxuu burburinayaa heshiiskii Galmudug iyo Ahlusuna
Maamulka Galmudug ayaa soo saaray warsaxaafadeed ay eedayn xoogan ugu jeediyeen madaxweyne Farmaajo, iyagoo eedeeyay inuu gacmaha kula jiro burburinta heshiiska ay ku midoobeen maamulka Galmudug iyo Ahlusuna Waljamaaca.
Halkaan hoose ka akhris warka.
