|

(Dhegayso ) Golaha Wasiirada Jubbaland oo si buuxda u taageray Warmurtiyeedkii ka soo baxay shirkii Kismaayo

Golaha wasiirada ee dowladd goboleedka Jubaland ayaa taageeray go,aankii ka soo baxay shirkii sadaxaad ee golaha iskaashiga ee dowlad goboleedyada dalka oo lagu hakiyay wada shaqaynta dhowladda dhexe ee Soomalaiya .

Golaha ayaa isku raacay in aysan ka qaybgali doonin shirarkii ay Muqdisho kula qaadan jireen wasiirada kale ee dhigooda ah.

Wasiirka warfaafinta Jubaland Injineer Cabdi Xuseen Maxamed ayaa warbaahinta usheegay in wasiirada ay ku raaceen go,aan kii ay qaadatay dowaldda Puntland.

Halkan ka dhegayso Wasiirka.

      Wasiirka War faafinta

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

You must be logged in to post a comment Login