|

(Dhegayso ) Ciidamada Amniga Bosaaso oo ku daba jooga rag dil ka gaystay xalay Magaalada Bosaaso

Cidamada amniga ee magaalada Bosaaso ayaa howlgalo waxa ay ka sameeyeen 16 Xaafadood oo ay magaalada Bosaaso ka kooban tahay,waxayna howlgalkan ay ku soo qab qabteen tiro dad ah oo lagu tuhun sanyahay in ay wax ka ogaayeen dilkii laba dhalin yaro ah oo xalay magaalada Bosaaso lagu dilay.

Taliyaha qaybta Booliska gobolka Bari C/xakiin Yuusuf Xuseen ayaa sheegay in ay ku daba joogaan ciidamada amniga kooxdii dilka gaysatay ,waxayna wadaan ciidamada Baaritaan lagu ogaanayo halka ay ragan ka yimaadeen.

Amniga magaalada Bosaaso ayaa mudooyinkii udambeyay ahaa mid dagan .

Halkan ka dhegayso.

      180910_009 - My Recording

 

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

You must be logged in to post a comment Login