|

(Dhegayso) Garoowe oo laga hirgalinayo Mashaariic horumarineed

Duqa degmada Garoowe ayaa maanta waxa uu daah furay mashaariic horumarineed oo laga hirgalinayo qaar ka mid ah xaafadaha magaalada Garoowe ee caasimada Puntland.

Mashaariicdan ayaa waxaa kamid ah ilaa iyo 4 wado oo laami ah oo loo dhisi dooni si Casri ah .

Duqa degmada Garoowe Axmed Bare ayaa sheegay in shirkadaha utartamaya Mashruucan ay ku qiimayn doonaan shaqadii ay horay usoo qabteen iyo tayada Qalabka ay ku shaqaynayaan.

Waxa uu ugu baaqay shacabka degan xaafadaha ay wadooyinkan dhex mari doonaan in ay kala shaqeeyaan mashruucan ,hadii kale ay uwareejin doonaan Xaafadaha kale ee dhigooda ah.

Halkan ka dhegayso.

      Duqa magaalada Garoowe

 

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

You must be logged in to post a comment Login