|

(Dhegayso): Shacabka Gobolka Sanaag ee Puntland oo ka Jawaabay hadalkii Muuse Biixi

iyaadoo shalay maamulka Hargaisa ee Muuse Biixi uu sheegay in safarka Madaxweynaha Puntland ee gobolka Sanaag uu yahay mid daan daan si ah kuna yimid madaxweynaha Puntland dhul ay Soomaaliland ka taliso , ayaa arintaas waxaa ka jawaabay oo ka hadlay shacabka degmada Baran ee gobolka Sanaag .

Sahacbka ayaa sheegay in Madaxweynaha Puntland uu yimid gurigiisa, Sanaagna ay tahay dhul Puntland ay ka taliso .

Hadalka Muuse Bixi ayay ku tilmaamed shacabka gobolka Sanaag in uu yahay (iska hadlow ina igare )

Halkan ka dhegayso.

      Shacabka Sanaag

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

You must be logged in to post a comment Login