|

(Dhegayso): Madaxweynaha dowladda Puntland “ Wiil ka yimid Xudur iyo Diinsoor oo kabo dacas ah qaba in uu inta ii yimaado nagu xukumo dalkeen suurta gal ma aha ”

Madaxweynaha dowladda Puntland C/wali Cali Gaas ayaa sheegay in Shabaabka ku sugan deegaanka Gal gala ee gobolka ,ay ku filan yihiin in ay ka saaraan dulka ay haystaan ciidamada Difaaca Puntland ee ku sugan gobolka Sanaag , iyo Shabacka golkaasi oo is kaa shanaya .

Waxa uu sheegay Madaxweynaha Gaas in shacabka dhankooda ay noqoto mid ka go,an in ay cadowlga iska difaacaan oo aysan ku halaynin oo kaliya dowladda Puntland .

Madaxweynaha ayaa Yiri “ Wiil kayimid Xudur iyo Diinsoor oo kabo Dacas ah qaba in uu inta ii yimaado nagu xukumo dalkeen suurta gal ma aha ayuu yiri Madaxweynaha Puntland ”

 

Hadalkan ayuu ka jeediyay Madaxweynaha xili uu degmada Baran ee gobolka Sagaan uu ka daah furay Jaamacada Maakhir .

      Madaxweyne Gaas

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

You must be logged in to post a comment Login