(Dhegayso ) Dowladda Puntland oo 1500 oo doolar ugu deeqday dadkii ku dhaawacmay Howlgaladii Bosaaso ka socday
Gudiga Nabad galyada gobolka Bari ayaa deeq lacageeg gaarsiiyay dadkii ku dhaawacmay Howlgaladii ka socday maalmahan magaalada Bosaaso oo ay Ciidamadu ku baacsanayay Argagixisada Al-shabaab ee dilalka ka gaysanaysay Maalmahan magaalada Bosaaso
Gudiga ayaa Ehelada dadkii ku dhaawacmay Howlgalkan ku wareejiyay lacag dhan Cadadkeeda 1500 oo doolar , ,waxayna ka mahad celiyen sida ay dowladdu uga war qabto xaaladooda.
Halkan ka dhegayso.
Ehelada dadkii ku dhaawacmaya Howlgalada
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
