(Dhegayso) Wasiir ka tirsan dowladda Soomaaliya oo dhaqaale badan ku bixiyay in uu helo kursi ka banaan Aqalka hoose
Waxgaradka iyo cuqaasha ka soo jeeda Beesha Dubays ee Warsangali oo shir jaraaid ku qabatay magaalada Garoowe ayaa waxa ay sheegen in Wasiirka Qorshaynta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan uu doonayo in uu xoog ku qaato kursi ka banaan aqalka hoose oo uu iska casilay Xildhibaankii Beesh Warsan gali umatalayay .
Waxa ay Odayaasha ugu baaqeen dowladda Soomalaiya iyo Madaxweynaha Puntland in arintaas wax laga qabto .
Gudiga doorashada madaxa banaan ee Soomaaliya ayaa sheegay in doorashada kursigan uu utaagan yahay Wasiirka , Odaysshana dhaqankana ay soo gudbiyaan Ergada dooranaysa.
Halkan ka Dhegayso.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.